{"id":152488,"date":"2020-11-01T01:20:48","date_gmt":"2020-10-31T22:20:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152488"},"modified":"2020-11-01T01:20:48","modified_gmt":"2020-10-31T22:20:48","slug":"daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Khadiijo Diiriye&#8221; Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152489\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png\" alt=\"\" width=\"754\" height=\"503\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png 754w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 754px) 100vw, 754px\" \/>Wasiirka wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta hadal ka jeedisay xaflad loogu soo dhaweynayey wasaaradan oo ay ku cusubtahay ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isku filaansho gaaraan.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in Soomaalida ay ceeb ku tahay inay gargaar caalami ah dalbadaan, iyagoo heysta madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cDadkeenu waxay dhahaan beesha caalamku hana soo gaarto, sidee dad dowlad leh beel caalam wax u weydiistaan? Sidee dad madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kale heysta ay beel caalam wax u weydiisan karaan? Sidee umad islaam ah oo Alle abuurtay ay bini\u2019aadan kale wax u weydiisan karaan?,\u201d ayey tiri wasiir Khadiija Diiriye.<\/p>\n<p>Waxay dadka ka dalbatay inay Ilaah tala saartaan, \u201cGuud ahaan dowladda iyo xukuumadda Madaxweyne Farmaajo maanta meel ayey soo gaartay,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Khadiija Maxamed Diirye ayaa lagu tiriyaa wasiirrada sida weyn ugu dhow madaxweyne Farmaajo, waxayna tan iyo markii uu Farmaajo tala qabtay aheyd wasiir ka tirsan dowladda uu hoggaamiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lMheo-4Ahs4\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta hadal ka jeedisay xaflad loogu soo dhaweynayey wasaaradan oo ay ku cusubtahay ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isku filaansho gaaraan. Waxa ay sheegtay in Soomaalida ay ceeb ku tahay inay gargaar caalami ah dalbadaan, iyagoo heysta madaxweyne Farmaajo. \u201cDadkeenu waxay dhahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Khadiijo Diiriye&quot; Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Khadiijo Diiriye&quot; Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta hadal ka jeedisay xaflad loogu soo dhaweynayey wasaaradan oo ay ku cusubtahay ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isku filaansho gaaraan. Waxa ay sheegtay in Soomaalida ay ceeb ku tahay inay gargaar caalami ah dalbadaan, iyagoo heysta madaxweyne Farmaajo. \u201cDadkeenu waxay dhahaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-31T22:20:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"754\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"503\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Khadiijo Diiriye\\\" Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2020-10-31T22:20:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png\",\"width\":754,\"height\":503},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Khadiijo Diiriye&#8221; Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Khadiijo Diiriye\" Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Khadiijo Diiriye\" Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin'' - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta hadal ka jeedisay xaflad loogu soo dhaweynayey wasaaradan oo ay ku cusubtahay ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isku filaansho gaaraan. Waxa ay sheegtay in Soomaalida ay ceeb ku tahay inay gargaar caalami ah dalbadaan, iyagoo heysta madaxweyne Farmaajo. \u201cDadkeenu waxay dhahaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-31T22:20:48+00:00","og_image":[{"width":754,"height":503,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/","name":"DAAWO:-Khadiijo Diiriye\" Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png","datePublished":"2020-10-31T22:20:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture.png","width":754,"height":503},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-diiriye-inta-uu-madaxweyne-farmaajo-joogo-beesha-caalamka-waxba-ugama-baahnin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Khadiijo Diiriye&#8221; Inta uu madaxweyne farmaajo joogo beesha caalamka waxba ugama baahnin&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152488"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152490,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152488\/revisions\/152490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152489"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}