{"id":152506,"date":"2020-11-01T15:16:13","date_gmt":"2020-11-01T12:16:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152506"},"modified":"2020-11-01T15:16:13","modified_gmt":"2020-11-01T12:16:13","slug":"cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/>Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray hab-raaca doorashada Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland loo raaco habraacii lagu galay Doorashadii sanadkii 2016 kii.<\/p>\n<p>Nuqul qoraal ah oo la ogaysiiyey, Madaxwyene Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada &amp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu horrayn dhinacyada loogu mahadceliyey dhinacyadu kaalintii ay ka qaateen hirgelinta doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in shirkii looga hadlayey arrimaha doorashada aysan ka qaybgeli siyaasiyiin matalaysa deegaamada Waqooyi ee Soomaaliya ayna ahayd in la siiyo matalaad rasmi ah.<\/p>\n<p>Dhanka kalena, guddoomiyaha aqalka sare ayaa sheegay inay tahay mid aan la aqbali Karin in guddiga maamulaya doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ay xukuumadda Soomaaliya soo dhisto taasina ay wax u dhimayso doorasho xor ah.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKRHISO<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152507\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"957\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-218x300.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"858\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-243x300.jpg 243w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-324x400.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-341x420.jpg 341w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray hab-raaca doorashada Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland loo raaco habraacii lagu galay Doorashadii sanadkii 2016 kii. Nuqul qoraal ah oo la ogaysiiyey, Madaxwyene Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada &amp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu horrayn dhinacyada loogu mahadceliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152509,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray hab-raaca doorashada Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland loo raaco habraacii lagu galay Doorashadii sanadkii 2016 kii. Nuqul qoraal ah oo la ogaysiiyey, Madaxwyene Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada &amp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu horrayn dhinacyada loogu mahadceliyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-01T12:16:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/\",\"name\":\"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-01T12:16:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray hab-raaca doorashada Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland loo raaco habraacii lagu galay Doorashadii sanadkii 2016 kii. Nuqul qoraal ah oo la ogaysiiyey, Madaxwyene Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada &amp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu horrayn dhinacyada loogu mahadceliyey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-01T12:16:13+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/","name":"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","datePublished":"2020-11-01T12:16:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-soosaaray-warqad-kacaraysiisay-framaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaashi oo soosaaray warqad kacaraysiisay Framaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152506"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152510,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152506\/revisions\/152510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152509"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}