{"id":152547,"date":"2020-11-03T12:10:15","date_gmt":"2020-11-03T09:10:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152547"},"modified":"2020-11-03T12:10:15","modified_gmt":"2020-11-03T09:10:15","slug":"guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid lagu xiray gaari nooca raaxada ah oo qarxay xilli uu marayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka M\/ Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas uu ku dhintay wadihii gaariga, iyadoona ay goobta gaareen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo sameeyey baaritaano kooban.<\/p>\n<p>Dhanka kale Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxaasi, iyada oo shaacisay inay ku dishay guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Siinka Dheer, sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sidoo kale magaca marxuumka ku sheegtay Cali Xuseen, iyada oo oo tilmaamay in lagu khaarijiyey qarax loogu dhajiyey gaarigiisa.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Dhowaan ayey aheyd markii Al-Shabaab ay guddoomiye waaxeed ka tirsanaa degmada Kaxda ay ku dileen duleedka Muqdisho, iyada oo raggii fuliyey toogashadaasi ay gaariga marxuumka ku xireen qarax sababay khasaare kale oo isugu jira dhimasho &amp; dhaawac.<\/p>\n<p>Inta badan dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weeraro u badan qaraxyo ka fuliya wadada dheer ee isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh\/ Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid lagu xiray gaari nooca raaxada ah oo qarxay xilli uu marayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka M\/ Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas uu ku dhintay wadihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid lagu xiray gaari nooca raaxada ah oo qarxay xilli uu marayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka M\/ Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas uu ku dhintay wadihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-03T09:10:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-03T09:10:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg\",\"width\":450,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid lagu xiray gaari nooca raaxada ah oo qarxay xilli uu marayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka M\/ Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas uu ku dhintay wadihii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-03T09:10:15+00:00","og_image":[{"width":450,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/","name":"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg","datePublished":"2020-11-03T09:10:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-7-450x300-1.jpg","width":450,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-siinka-dheer-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye ku xigeenkii Siinka Dheer oo qarax lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152547"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152549,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152547\/revisions\/152549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152548"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}