{"id":152550,"date":"2020-11-03T12:13:58","date_gmt":"2020-11-03T09:13:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152550"},"modified":"2020-11-03T12:15:43","modified_gmt":"2020-11-03T09:15:43","slug":"madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152552\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1-696x416.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhowaaqay inuu is-casilay, isaga oo sheegay inuu saluugsan yahay qaabka loo wado dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle.<\/p>\n<p>Warqadda is-casilaadda, oo lasoo garasiiyey Warbaahinta wardoon.net\u00a0 ayuu Waare ku sheegay in dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle lagu wado si deg deg ah, taasi oo keeni karta xasilooni darro siyaasadeed.<\/p>\n<p>Waxa uu tusaale usoo qaatay in markii koowaad ee maamulkan la dhisayey oo ahayd 2016 la aas-aasay xilli dalka ku guda jiro doorasho federal, taasi oo keentay in xildhibaano aan tayo lahayn iyo maamul fadhiid ah, oo ay beelo badan cabasho ka qabaan lasoo dhiso.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadda lagu socdo waddadii oo kale, islamarkaana uu soo jeediyey in dib loo dhigo soo xulista xildhibaanada HirShabeelle illaa bil kadib doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, balse taasi ay diideen hoggaanka HirShabeelle, odayaasha dhaqanka, dowladda federaalka iyo xildhibaanada metela HirShabeelle ee federaalka.<\/p>\n<p>Waare ayaa sidoo kale nasiib-darro ku tilmaamay in mucaaradka dowladda federaalka oo badankood kasoo jeeda HirShabeelle ay ka aamuseen waxa ka socda HirShabeelle, halka ay ka dhiidhin jireen dhibaatooyinka maamul goboleedyada kale.<\/p>\n<p>Waxa uu warqaddiisa ku yiri in isaga oo eegaya dhammaan arrimahaas uu go\u2019aansaday inuu is-casilo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152555\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV.jpeg\" alt=\"\" width=\"1113\" height=\"1422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV.jpeg 1113w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV-235x300.jpeg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV-801x1024.jpeg 801w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV-768x981.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV-696x889.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV-1068x1365.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/El2dINZXEAAqNPV-329x420.jpeg 329w\" sizes=\"(max-width: 1113px) 100vw, 1113px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhowaaqay inuu is-casilay, isaga oo sheegay inuu saluugsan yahay qaabka loo wado dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle. Warqadda is-casilaadda, oo lasoo garasiiyey Warbaahinta wardoon.net\u00a0 ayuu Waare ku sheegay in dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle lagu wado si deg deg ah, taasi oo keeni karta xasilooni darro siyaasadeed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhowaaqay inuu is-casilay, isaga oo sheegay inuu saluugsan yahay qaabka loo wado dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle. Warqadda is-casilaadda, oo lasoo garasiiyey Warbaahinta wardoon.net\u00a0 ayuu Waare ku sheegay in dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle lagu wado si deg deg ah, taasi oo keeni karta xasilooni darro siyaasadeed. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-03T09:13:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-03T09:15:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/\",\"name\":\"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-03T09:13:58+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T09:15:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhowaaqay inuu is-casilay, isaga oo sheegay inuu saluugsan yahay qaabka loo wado dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle. Warqadda is-casilaadda, oo lasoo garasiiyey Warbaahinta wardoon.net\u00a0 ayuu Waare ku sheegay in dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle lagu wado si deg deg ah, taasi oo keeni karta xasilooni darro siyaasadeed. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-03T09:13:58+00:00","article_modified_time":"2020-11-03T09:15:43+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/","name":"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg","datePublished":"2020-11-03T09:13:58+00:00","dateModified":"2020-11-03T09:15:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/waare-1132x670-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hirshabelle-oo-xilka-iska-casilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynihii HirShabelle, oo xilka iska casilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152550"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152550"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152556,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152550\/revisions\/152556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152552"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}