{"id":152587,"date":"2020-11-04T01:58:04","date_gmt":"2020-11-03T22:58:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152587"},"modified":"2020-11-04T01:59:04","modified_gmt":"2020-11-03T22:59:04","slug":"daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada Woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii gudoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in xubnaha Somaliland ku metelaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaal ay iyagu soo magacaaba doonaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanadaas oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xukuumadda federaalka ay u wakiisheen inay soo magacaawdo xubnaha Somaliland ku meteli doona guddiyadaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayey ku eedeeyeen inuu dayacay masuuliyadaas, isla markaana uu xaq u lahaa inuu talo ku yeesho heshiisyadii doorashada ee lagu gaaray Dhusamareeb iyo Muqdisho, isagoo metelaya Somaliland.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay ka soo saareen shirkaas waxay ku sheegeen in maadaama guddoomiye Cabdi Xaashi uu dayacay mas\u2019uuliyadaas, uu madaxweyne Farmaajo ku metelayey heshiisyadii laga gaaray doorashada dalka.<\/p>\n<p>\u201cMajiro heshiis ay gaareen siyaasiyiinta gobollada Waqooyi ugu jira dowladda federaalka, mana jirto cid uu guddoomiye Cabdi Xaashi kala tashaday ama ku metelo warqadii uu dhawaan soo saaray,\u201d ayaa lagu yiri war-murtiyeedka xubnahaas ka soo jeeda Somaliland ay soo saareen.<\/p>\n<p>Sidoo kale war-saxaadfadeedkan waxaa eedeyn loogu jeediyey Madaxsha Xisbiyada Qaran oo taageero u muujisay dalabkii guddoomiye Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Madasha Xisbiyada oo shalay soo saaray qoraal ku saabsan arrinta kuraasta gobollada waqooyi ayaa xukuumadda federaalka kula talisay in doorka doorashada kuraasta gobollada waqooyi looga dambeeyo guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi, maadaama uu yahay masuulka ugu weyn ee la doortay.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo war-murtiyeedka<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/pACcZi3__JM\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada Woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii gudoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in xubnaha Somaliland ku metelaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaal ay iyagu soo magacaaba doonaan. Xildhibaanadaas oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152588,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada Woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii gudoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in xubnaha Somaliland ku metelaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaal ay iyagu soo magacaaba doonaan. Xildhibaanadaas oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-03T22:58:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-03T22:59:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-03T22:58:04+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T22:59:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada Woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii gudoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in xubnaha Somaliland ku metelaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaal ay iyagu soo magacaaba doonaan. Xildhibaanadaas oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-03T22:58:04+00:00","article_modified_time":"2020-11-03T22:59:04+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/","name":"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg","datePublished":"2020-11-03T22:58:04+00:00","dateModified":"2020-11-03T22:59:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/93736227_cf58990a-c6fa-41d5-8e35-76ccce50833d.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-waqooyi-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-cabdi-xaashi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaanada Waqooyi oo kasoo horjeestay Cabdi Xaashi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152587"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152587"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152590,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152587\/revisions\/152590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152588"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}