{"id":152591,"date":"2020-11-04T02:06:49","date_gmt":"2020-11-03T23:06:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152591"},"modified":"2020-11-04T02:06:49","modified_gmt":"2020-11-03T23:06:49","slug":"daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152592\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Laamaha amniga Puntland ayaa magaalada Bosaso kusoo bandhigay labo nin oo dhalinyaro oo qirtay inay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay Naciimo Cabdi Maxamed oo ahayd gabadh yar oo dhawaan maydkeeda laga helay Bosaso.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Faray iyo Cabdiraxmaan Maxamed Isaaq oo ah eedeesanayaasha kiiskan, ayaa sheegay gabadha markii ay kufsadeen inay gaari madaxa ka marsiiyeen si aan loo aqoonsan maykeeda iyagana uga badbaadaan in xogtooda la helo.<\/p>\n<p>Balse, laamaha booliiska oo kaashanaya shacabka ayaa ku guulaystay inay labadaan nin gacanta kusoo dhigaan, kadib labo todobaad ku dhawaad oo falkaan laga joogo.<\/p>\n<p>\u201cGabadha markaan kufsanay, waxaan ka cabsanay haddii aan sii dayno inay na sheegto, kadibna waxaan sameynay, cimaamad aan haysanay ayaan ku ceejinay. Way dhiman weyday, markaas kadib waxaan go\u2019aansanay inaan taayarka gaariga madaxa ka marsiino si ay u dhimato, waana marsiinay\u201d ayuu yiri mid kamid ah eedeesanaha.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Bari, gaashaanle sare, Xuseen Cali Maxamuud, ayaa sheegay, labada nin ee falkaan geystay in ay ahaayeen darawaliinta ka shaqeeya gaadiidka dadweynaha, kuwaas oo gabadha ku afduubatay gaariga ay ku shaqeynayeen.<\/p>\n<p>Waa falkii saddexaad oo is kugu jira kufsi iyo dil ka dhaca Puntland muddo labo sano gudaheed ah, horey falal nuucaan oo kale ah ayaa ka dhacay Garowe iyo Gaalkacyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgeylan89%2Fvideos%2F365745771329523%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"535\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laamaha amniga Puntland ayaa magaalada Bosaso kusoo bandhigay labo nin oo dhalinyaro oo qirtay inay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay Naciimo Cabdi Maxamed oo ahayd gabadh yar oo dhawaan maydkeeda laga helay Bosaso. Maxamed Cabdi Faray iyo Cabdiraxmaan Maxamed Isaaq oo ah eedeesanayaasha kiiskan, ayaa sheegay gabadha markii ay kufsadeen inay gaari madaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laamaha amniga Puntland ayaa magaalada Bosaso kusoo bandhigay labo nin oo dhalinyaro oo qirtay inay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay Naciimo Cabdi Maxamed oo ahayd gabadh yar oo dhawaan maydkeeda laga helay Bosaso. Maxamed Cabdi Faray iyo Cabdiraxmaan Maxamed Isaaq oo ah eedeesanayaasha kiiskan, ayaa sheegay gabadha markii ay kufsadeen inay gaari madaxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-03T23:06:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-03T23:06:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay - Wardoon","og_description":"Laamaha amniga Puntland ayaa magaalada Bosaso kusoo bandhigay labo nin oo dhalinyaro oo qirtay inay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay Naciimo Cabdi Maxamed oo ahayd gabadh yar oo dhawaan maydkeeda laga helay Bosaso. Maxamed Cabdi Faray iyo Cabdiraxmaan Maxamed Isaaq oo ah eedeesanayaasha kiiskan, ayaa sheegay gabadha markii ay kufsadeen inay gaari madaxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-03T23:06:49+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/","name":"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg","datePublished":"2020-11-03T23:06:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-2-nin-oo-dil-arxan-darro-ahaa-oo-ka-dhacay-boosaaso-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: 2 Nin oo Dil Arxan-darro ahaa oo ka dhacay Boosaaso oo lasoo qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152591"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152593,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152591\/revisions\/152593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152592"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}