{"id":152665,"date":"2020-11-04T19:26:28","date_gmt":"2020-11-04T16:26:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152665"},"modified":"2020-11-04T19:26:28","modified_gmt":"2020-11-04T16:26:28","slug":"xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/","title":{"rendered":"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogayo gobolka Tigreyga ee dalkaasi, xili uu ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed uu amray dagaal ka dhan ah maamulka TPLF oo weerar ku qaaday xero ay ku jireen ciidamada federaalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go\u2019aamiyey in xaalad deg-deg ah lagu soo rogo gobolka Tigreyga, kaasi oo socon doona muddo lix bilood ah.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu goluhu maanta isla qaatay in howl-galka ciidamada federaalka Itoobiya ee gobolkaasi uu hogaamiyo taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa u muuqda mid go\u2019doon lagu galinayo gobolka Tigreyga oo si adag uga hor-yimid dowladda federaalka Itoobiya, isla markaana abaabulayey dagaalo ka dhan ah xukuumada Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Waxa kale oo lagu soo waramayaa in gebi ahaanba isgaarsiinta gobolka Tigreyga la jaray, kadib go\u2019aanka kasoo baxay golaha, iyada oo kacdoon lagu diidan yahay dhawaaqan uu ka socda gudaha gobolkaasi, inkasta oo ay xiligan adag tahay in la ogaado faah-faahino ku aadan waxa ka socda gobolkaasi, maadama ay isgaarsiinta iyo internet-ku hawada ka maqan-yihiin.<\/p>\n<p>Go\u2019doonkan la galiyey gobolka Tigreyga ayaa la fahamsan yahay inuu dabo socdo amar uu Abiy Ahmed siiyey ciidamada militariga, si ay jawaab ugu bixiyaan \u201cweerar\u201d xisbiga maamula gobolka Tigray ku qaadeen xero ay ku jireen ciidamada federaalka.<\/p>\n<p>Is mari-waaga u dhaxeeya dowladda federaalka Itoobiya iyo maamulka TPLF ayaa dhabaha saaray inuu isku rogo dagaal buuxa, xili ay muddooyinkii u dambeeyay ay diblomaasiyiinta iyo taxliiliyayaashu si adag uga digayeen arrintaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogayo gobolka Tigreyga ee dalkaasi, xili uu ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed uu amray dagaal ka dhan ah maamulka TPLF oo weerar ku qaaday xero ay ku jireen ciidamada federaalka Itoobiya. Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogayo gobolka Tigreyga ee dalkaasi, xili uu ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed uu amray dagaal ka dhan ah maamulka TPLF oo weerar ku qaaday xero ay ku jireen ciidamada federaalka Itoobiya. Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-04T16:26:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/\",\"name\":\"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-04T16:26:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg\",\"width\":415,\"height\":250},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogayo gobolka Tigreyga ee dalkaasi, xili uu ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed uu amray dagaal ka dhan ah maamulka TPLF oo weerar ku qaaday xero ay ku jireen ciidamada federaalka Itoobiya. Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-04T16:26:28+00:00","og_image":[{"width":415,"height":250,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/","name":"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg","datePublished":"2020-11-04T16:26:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/866977.jpg","width":415,"height":250},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalad-deg-deg-ah-oo-lagu-soo-rogey-gobolka-tigray-ee-ethiopia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogey gobolka Tigray ee Ethiopia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152665"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152667,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152665\/revisions\/152667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152666"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}