{"id":152674,"date":"2020-11-04T19:46:48","date_gmt":"2020-11-04T16:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152674"},"modified":"2020-11-04T19:56:26","modified_gmt":"2020-11-04T16:56:26","slug":"daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa dhaliilay shir ay dhawaan magaaladda Nairobi ee dalka Kenya kaga qayb galeen siyaasiyiin reer somaliland iyo masuuliyiin xilal ka haya dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaanu sheegay in arrintaasi ay muujinayso in siyaasiyiintii reer Somaliland ay ku milmeen kuwa Soomaaliya, taasoo loo arko in mid ka soo hor jeedda qadiyadda gooni isu taaga jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo ay weli taagan tahay cadaawadda iyo shir-qooladda ay dawladda federaalka Soomaaliya ku hayso Somaliland, balse shirkii ay Nairobi kaga wada qayb galeen siyaasiyiinta reer Somaliland iyo kuwa Soomaaliya ay meel ka dhac ku tahay qadiyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka wasiir Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka la xidhiidhay kadib markii todobaadkan ay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya siyaasiyiin reer Somaliland ah iyo weliba madax dhaqameed reer Somaliland ah ay kaga qayb galeen shir ay yeesheen siyaasiyiinta iyo madax dhaqameedka beelaha Dirreed.<\/p>\n<p>Shirkaasi oo ay ka wada qayb galeen siyaasiyiin ka soo jeedda Somaliland oo uu ka mid ahaa guddoomiyaha UCID siyaasi Maxamed Aadan Qabo, oo hore uga tirsanaa xisbiga Kulmiye iyo xubno madax dhaqameed reer Somaliland ah oo uu ka mid ahaa suldaan Dhawal.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa shirkaasi ka qayb galay raysal wasaare ku-xigeenka dawladda federaalka Soomaaliya, xildhibaanno ka tirsan goleyaasha baarlamaanka Soomaaliya iyo siyaasiyiin hore xilal uga soo qabtay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka daakhilaga ayaa ku tilmaamay ka qayb galka siyaasiyiinta Somaliland ee shirkii Nairobi mid muujinaya in ay xubnahaasi Xamar tegayaan iyo in ay fariin cusub ka soo qaadeen xagga dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxamed Kaahin Axmed, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu maanta ka jeediyay munaasibad loo sameeyay xuska aasaaska ciidamadda booliska Somaliland oo lagu qabtay xarunta taliska guud.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BJkWwSYQ6FI\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa dhaliilay shir ay dhawaan magaaladda Nairobi ee dalka Kenya kaga qayb galeen siyaasiyiin reer somaliland iyo masuuliyiin xilal ka haya dawladda Soomaaliya. Waxaanu sheegay in arrintaasi ay muujinayso in siyaasiyiintii reer Somaliland ay ku milmeen kuwa Soomaaliya, taasoo loo arko in mid ka soo hor jeedda qadiyadda gooni isu taaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa dhaliilay shir ay dhawaan magaaladda Nairobi ee dalka Kenya kaga qayb galeen siyaasiyiin reer somaliland iyo masuuliyiin xilal ka haya dawladda Soomaaliya. Waxaanu sheegay in arrintaasi ay muujinayso in siyaasiyiintii reer Somaliland ay ku milmeen kuwa Soomaaliya, taasoo loo arko in mid ka soo hor jeedda qadiyadda gooni isu taaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-04T16:46:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-04T16:56:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"626\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-04T16:46:48+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-04T16:56:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg\",\"width\":626,\"height\":333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa dhaliilay shir ay dhawaan magaaladda Nairobi ee dalka Kenya kaga qayb galeen siyaasiyiin reer somaliland iyo masuuliyiin xilal ka haya dawladda Soomaaliya. Waxaanu sheegay in arrintaasi ay muujinayso in siyaasiyiintii reer Somaliland ay ku milmeen kuwa Soomaaliya, taasoo loo arko in mid ka soo hor jeedda qadiyadda gooni isu taaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-04T16:46:48+00:00","article_modified_time":"2020-11-04T16:56:26+00:00","og_image":[{"width":626,"height":333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/","name":"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg","datePublished":"2020-11-04T16:46:48+00:00","dateModified":"2020-11-04T16:56:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-1.jpg","width":626,"height":333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-iyo-maxamed-kaahin-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin oo isu jawaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152674"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152674"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152680,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152674\/revisions\/152680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152675"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}