{"id":152682,"date":"2020-11-05T12:22:54","date_gmt":"2020-11-05T09:22:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152682"},"modified":"2020-11-05T12:22:54","modified_gmt":"2020-11-05T09:22:54","slug":"galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/","title":{"rendered":"Galmudug oo howl-gal culus qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152683\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ay u dhaqaaqeen deegaano ku yaal duleedka magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay halkaasi ka bilaabeen howl-gallo ka dhan ah dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah mararka qaar ku yimaada duleedka caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in ciidamada oo is garabsanaya ay gaareen deegaano dhaca bariga Dhuusamareeb oo ay ka wadaan dhaq-dhaqaaqyo culus.<\/p>\n<p>Ujeedka howl-galladan ayaa waxaa lagu sheegay kuwo lagu sugayo amniga, sidoo kalena looga hortagayo weerarada Al-Shabaab ka soo qaadaan halkaasi.<\/p>\n<p>Dhaq-dhaqaaqyadan cusub ee ay billowday Galmudug ayaa ku soo aadaya, kadib weerarkii hoobiyeyaasha ee labadii bishan lagu qaaday diyaarad sidday madaxweynaha Galmudug, Axmed Qoor Qoor oo ka soo duulayey gudaha garoonka Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Si kastaba Al-Shabaab ayaa bilihii u dambeeyey kordhiyey weerarada ay ku heyso magaalada Dhuusamareen oo horey uga saareen Ururkii Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ay u dhaqaaqeen deegaano ku yaal duleedka magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay halkaasi ka bilaabeen howl-gallo ka dhan ah dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah mararka qaar ku yimaada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152683,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo howl-gal culus qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo howl-gal culus qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ay u dhaqaaqeen deegaano ku yaal duleedka magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay halkaasi ka bilaabeen howl-gallo ka dhan ah dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah mararka qaar ku yimaada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-05T09:22:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/\",\"name\":\"Galmudug oo howl-gal culus qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-05T09:22:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg\",\"width\":620,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo howl-gal culus qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo howl-gal culus qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo howl-gal culus qaaday - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ay u dhaqaaqeen deegaano ku yaal duleedka magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay halkaasi ka bilaabeen howl-gallo ka dhan ah dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah mararka qaar ku yimaada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-05T09:22:54+00:00","og_image":[{"width":620,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/","name":"Galmudug oo howl-gal culus qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg","datePublished":"2020-11-05T09:22:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Galmudug.jpg","width":620,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-howl-gal-culus-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo howl-gal culus qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152682"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152684,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152682\/revisions\/152684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152683"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}