{"id":152699,"date":"2020-11-05T18:49:19","date_gmt":"2020-11-05T15:49:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152699"},"modified":"2020-11-05T18:49:19","modified_gmt":"2020-11-05T15:49:19","slug":"guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152701\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401680777937815.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401680777937815.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401680777937815-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magaalada Jowhar uga dhawaaqay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Dowlad gobolleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa markii ugu horreysay waxaa guddoomiye ka noqoneysa qof dumar ah iyadoo guud ahaan uu ka kooban yahay.9 xubnood.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa looga fadhiyaa in ay soo bandhigaan hab raaca doorasho ee madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqista Guddiga ayaa imaneysa xili maalintii shalay lagu doortay magaalada Jowhar Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Lama oga in laga heshiiyay khilaafkii ka taagnaa doorashada madaxweynaha Hirshabeelle, waxaana Jowhar wali ku sugan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo kulamo la leh dhinacyada isku khilaafsan hanaanka loo marayo doorashada kursiga madaxweynaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152700\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401679836014528.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"856\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401679836014528.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401679836014528-231x300.jpg 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020115637401679836014528-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magaalada Jowhar uga dhawaaqay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Guddigan ayaa markii ugu horreysay waxaa guddoomiye ka noqoneysa qof dumar ah iyadoo guud ahaan uu ka kooban yahay.9 xubnood. Guddiga ayaa looga fadhiyaa in ay soo bandhigaan hab raaca doorasho ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magaalada Jowhar uga dhawaaqay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Guddigan ayaa markii ugu horreysay waxaa guddoomiye ka noqoneysa qof dumar ah iyadoo guud ahaan uu ka kooban yahay.9 xubnood. Guddiga ayaa looga fadhiyaa in ay soo bandhigaan hab raaca doorasho ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-05T15:49:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"763\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"646\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"name\":\"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-05T15:49:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg\",\"width\":763,\"height\":646},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magaalada Jowhar uga dhawaaqay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Guddigan ayaa markii ugu horreysay waxaa guddoomiye ka noqoneysa qof dumar ah iyadoo guud ahaan uu ka kooban yahay.9 xubnood. Guddiga ayaa looga fadhiyaa in ay soo bandhigaan hab raaca doorasho ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-05T15:49:19+00:00","og_image":[{"width":763,"height":646,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/","name":"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg","datePublished":"2020-11-05T15:49:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Luqmaan.jpg","width":763,"height":646},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa-hirshabeelle-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152699"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152702,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152699\/revisions\/152702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152660"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}