{"id":152717,"date":"2020-11-06T12:17:11","date_gmt":"2020-11-06T09:17:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152717"},"modified":"2020-11-06T12:17:11","modified_gmt":"2020-11-06T09:17:11","slug":"dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152718\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal xooggani uu ka socdo Gobolkaasi, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaasi oo ah mid xooggan.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana lasoo sheegayaa in haatan uu socda dagaalku, jugta iyo rasaasta ayaa si xooggan looga maqlayaa degaanno hoostaga Bulacle, waxana dadka degaanku ay soo sheegayaan in marba mark aka dambeysa uu sii xoogaysanayo dagaalku.<\/p>\n<p>Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhawaanaahan waday is Abaabul iyo howlagallo bakllaaran ayaa lasoo sheegayaa in Al-shabaab ay kula dagaalamayaan degaanka iyo tuulooyin kale oo hoostaga.<\/p>\n<p>Wali ma cadda Khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay dagaalka, balse waxaa jira sida warar hoose ay sheegayaan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamaya, waxaana adag in la helo tirada rasmiga ah eek u dhimatay dagaalkaasi ama ku dhaawacantay.<\/p>\n<p>Ciidanka Dowladda ayaa Al-shabaab waxaa ay kala wareegeen dhawaan degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana ay Saraakiisha Ciidanka hor kacaysa ay sheegeen in ay qadi doonaan dagaal xooggan oo Al-shabaab ay kaga saarayaan Gobolkaasi, balse dagaalamyaasha Al-shabaab ayaa ku xooggan qaar ka mid ah degmooyin ka tirsan Maamulka Golmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal xooggani uu ka socdo Gobolkaasi, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaasi oo ah mid xooggan. Dagaalka ayaa u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana lasoo sheegayaa in haatan uu socda dagaalku, jugta iyo rasaasta ayaa si xooggan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal xooggani uu ka socdo Gobolkaasi, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaasi oo ah mid xooggan. Dagaalka ayaa u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana lasoo sheegayaa in haatan uu socda dagaalku, jugta iyo rasaasta ayaa si xooggan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-06T09:17:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-11-06T09:17:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal xooggani uu ka socdo Gobolkaasi, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaasi oo ah mid xooggan. Dagaalka ayaa u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana lasoo sheegayaa in haatan uu socda dagaalku, jugta iyo rasaasta ayaa si xooggan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-06T09:17:11+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/","name":"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg","datePublished":"2020-11-06T09:17:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/large-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo Ka Socda Gobolka Galgaduud"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152717"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152719,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152717\/revisions\/152719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152718"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}