{"id":152736,"date":"2020-11-07T11:24:41","date_gmt":"2020-11-07T08:24:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152736"},"modified":"2020-11-07T11:24:41","modified_gmt":"2020-11-07T08:24:41","slug":"aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152737\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Golaha Aqalka Sare ee dalka Itoobiya ayaa saaka oo sabti ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalkaas ayaa Go\u2019aan Culus kasoo saaray Gobolka Tigrayga.<\/p>\n<p>Kulanka Golaha Baarlamaanka ee Itoobiya oo ahaa deg deg ah ayaa waxaa Cod aqlibiyad leh ku ansixiyay in dawladda Federaalka dalkaas faragalin ku samayso deegaanka Tigrayga, isla markaana u magacaawdo Maamul KMG ah.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa u muuqda mid Itoobiya ku dooneyso inay meesha uga saarto Madaxdii dhawaan ay doorteen Maamulka gobolkaasi, kaddib gulufka colaadeed ee xukuumadda Abiy Axmed iyo TPLF.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Dagaalada u dhaxeeya Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Tigree-ga ayaa weli ka socda Waqooyiga dalkas, waxaana maanta la geeyey goobaha dagaalka boqolaal Askari, kuwaasi oo ku biiraya dagaalka looga soo horjeedo Tigrayga.<\/p>\n<p>Gobolka Tigree-ga ayaa wajahaysa cadaadiskii ugu adkaa ee ay la kulanto, xili xalay Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed shaaciyey in la burburiyey hubkii ay gacanta ku hayeen, gaar ahaana kan culus oo ay ku qabsadeen saldhiga Waqooyiga ee ciidanka dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Aqalka Sare ee dalka Itoobiya ayaa saaka oo sabti ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalkaas ayaa Go\u2019aan Culus kasoo saaray Gobolka Tigrayga. Kulanka Golaha Baarlamaanka ee Itoobiya oo ahaa deg deg ah ayaa waxaa Cod aqlibiyad leh ku ansixiyay in dawladda Federaalka dalkaas faragalin ku samayso deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Aqalka Sare ee dalka Itoobiya ayaa saaka oo sabti ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalkaas ayaa Go\u2019aan Culus kasoo saaray Gobolka Tigrayga. Kulanka Golaha Baarlamaanka ee Itoobiya oo ahaa deg deg ah ayaa waxaa Cod aqlibiyad leh ku ansixiyay in dawladda Federaalka dalkaas faragalin ku samayso deegaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-07T08:24:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/\",\"name\":\"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-07T08:24:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega - Wardoon","og_description":"Golaha Aqalka Sare ee dalka Itoobiya ayaa saaka oo sabti ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalkaas ayaa Go\u2019aan Culus kasoo saaray Gobolka Tigrayga. Kulanka Golaha Baarlamaanka ee Itoobiya oo ahaa deg deg ah ayaa waxaa Cod aqlibiyad leh ku ansixiyay in dawladda Federaalka dalkaas faragalin ku samayso deegaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-07T08:24:41+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/","name":"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-11-07T08:24:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/A-3-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-goaan-ka-gaaray-maamulka-g-tigreega\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqalka Sare ee Itoobiya Oo Go\u2019aan Ka Gaaray Maamulka G\/Tigreega"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152736"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152738,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152736\/revisions\/152738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152737"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}