{"id":152739,"date":"2020-11-07T11:28:32","date_gmt":"2020-11-07T08:28:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152739"},"modified":"2020-11-07T11:53:45","modified_gmt":"2020-11-07T08:53:45","slug":"guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152742\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, waxaana magacaabitsa xubnahaas lagala tashaay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolaha waqooyi ee Somaliland.<\/p>\n<p>Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona sidii ay u dhici laheyd Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Somaliland, waxaana Doorashada xubnahaas ay ka dhici doontaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale magacaabista Guddigan ayaa waxaa horey uga soo horjeestay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, isagoo sheegay in isaga uu soo magacaabi doono Guddigaan, hayeeshee RW Rooble ayaa magacaabay xalay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CorCuleyO6g\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga uu magacaabay RW Rooble.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152740\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-1.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-1-696x984.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-1-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152741\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-1.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-1-696x984.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2-1-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, waxaana magacaabitsa xubnahaas lagala tashaay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolaha waqooyi ee Somaliland. Guddigaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, waxaana magacaabitsa xubnahaas lagala tashaay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolaha waqooyi ee Somaliland. Guddigaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-07T08:28:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-07T08:53:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-07T08:28:32+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-07T08:53:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg\",\"width\":600,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, waxaana magacaabitsa xubnahaas lagala tashaay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolaha waqooyi ee Somaliland. Guddigaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-07T08:28:32+00:00","article_modified_time":"2020-11-07T08:53:45+00:00","og_image":[{"width":600,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/","name":"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg","datePublished":"2020-11-07T08:28:32+00:00","dateModified":"2020-11-07T08:53:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/D-1.jpg","width":600,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-xildhibaanada-bfs-ee-somaliland-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland oo lamagacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152739"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152739"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152750,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152739\/revisions\/152750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}