{"id":152782,"date":"2020-11-07T22:07:15","date_gmt":"2020-11-07T19:07:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152782"},"modified":"2020-11-07T22:07:15","modified_gmt":"2020-11-07T19:07:15","slug":"xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152783\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qaraxii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafaddo dhowr oo ka tirsan Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa Miino la dhigay wadadda dhinaceeda ayaa lagu qarxiyay gaari aan xabadda kari ah uu la socday Senator Cismaan Maxamuud Dufle, waxaana qaraxaas uu ka dhacay inta u dhexeeysa Isgoyska Sayidka iyo Hotelka Dayax gaar ahaan Albaabka hore ee Daacad Car-care.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qaraxaas uu dhacay xili wadadda uu mararay gaariga Prof. Dufle, iyadoo ay ku dhaawacmeen laba Askari oo ka tirsan Ilaalada Xildhibaanka iyo qof shacab ah.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Soomaaliya oo xiligaas ku sugnaa Isgoyska Sayidka oo tegay goobta ayaa xiray aaga oo dhan, iyagoona sameeyay baaritaano kala duwan, waxaana xaaladda goobta markii dambe ay kusoo laabatay si caadi ah.<\/p>\n<p>Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Laamaha amniga dowladda Federaalka oo ku aadan qaraxii Caawa ka dhacay Muqdisho, isla markaana uu ka badbaaday Senator Cismaan Maxamuud Dufle oo lala eegtay, balse uu saarnaa gaari nooca xabadda aan karin.<\/p>\n<p>Habeeno kahor ayey markii agagaarka isgoyska KM-4 ee Muqdisho qaraxaan oo kale lagula eegtay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, in kastoo uu ka badbaaday, balse dhaawac uu soo saaray qaar kamid ah Ilaaladiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qaraxii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafaddo dhowr oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino la dhigay wadadda dhinaceeda ayaa lagu qarxiyay gaari aan xabadda kari ah uu la socday Senator Cismaan Maxamuud Dufle, waxaana qaraxaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qaraxii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafaddo dhowr oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino la dhigay wadadda dhinaceeda ayaa lagu qarxiyay gaari aan xabadda kari ah uu la socday Senator Cismaan Maxamuud Dufle, waxaana qaraxaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-07T19:07:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/\",\"name\":\"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-07T19:07:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg\",\"width\":640,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday - Wardoon","og_description":"Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qaraxii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafaddo dhowr oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino la dhigay wadadda dhinaceeda ayaa lagu qarxiyay gaari aan xabadda kari ah uu la socday Senator Cismaan Maxamuud Dufle, waxaana qaraxaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-07T19:07:15+00:00","og_image":[{"width":640,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/","name":"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg","datePublished":"2020-11-07T19:07:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/201738636245347860878205dufle.jpg","width":640,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dufle-oo-caawa-dil-ka-badbaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Dufle oo Caawa dil Ka Badbaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152782"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152784,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152782\/revisions\/152784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152783"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}