{"id":152913,"date":"2020-11-10T18:26:16","date_gmt":"2020-11-10T15:26:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152913"},"modified":"2020-11-10T18:28:36","modified_gmt":"2020-11-10T15:28:36","slug":"ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/","title":{"rendered":"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152914\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"661\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg 1000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1-300x198.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1-768x508.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1-696x460.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1-635x420.jpg 635w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/>Madaxweynaha gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Eritrea ay ciidamo kasoo gudbisay xuduudda kuwaasi oo weerar ku qaaday ciidamo deegaanka ah, xilli uu socdo dagaalka u dhaxeeya gobolkiisa iyo xukuumadda Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>\u201cTan iyo shalay ciidamada hoggaamiyaha Eritrea Isaias Afwerki waxay kasoo gudbeen xuduudda dalka, waxayna qabsadeen dhulkeeena,\u201d ayuu yiri Debretsion Gebremichael.<\/p>\n<p>\u201cWaxay naga soo weerarayaan dhanka Humera ayaga oo adeegsanaya hub culus,\u201d ayuu yiri Debretsion Gebremichael, hase yeeshee sooma bandhigi wax caddeymo ah oo muujinaya in ciidamada Eritrea ay dagaalka soo galeen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dowladda Eritrea ayaa beenisay inay ciidankeeda kusoo biireen dagaalka, ayaga oo taageeraya ciidamada dowladda federaalka Ethiopia.<\/p>\n<p>\u201cKan waa dagaal gudaha ah, qeybna kama nihin,\u201d waxaa sidaas yiri wasiirka arrimaha dibedda Eritrea Osman Saleh, oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ururka Midowga Afrika ayaa ku baaqay wada-hadallo nabadeed iyo xabad-joojin laga gaaro dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiyaha ururka Moussa Faki Mahamat waxa uu codsanayaa in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka, wuxuuna ugu baaqayaa dhinacyada inay ilaaliyaan xuququda aadanaha, islamarkaana xaqiijiyaan bad-baadada shacabka,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Ururka.<\/p>\n<p>Si kastaba, Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa wacad ku maray in dagaalka aan la joojin doonin illaa meesha laga saaro hoggaanka xsibiga xukuma gobolka Tigray-ga ee TPLF.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Eritrea ay ciidamo kasoo gudbisay xuduudda kuwaasi oo weerar ku qaaday ciidamo deegaanka ah, xilli uu socdo dagaalka u dhaxeeya gobolkiisa iyo xukuumadda Abiy Ahmed. \u201cTan iyo shalay ciidamada hoggaamiyaha Eritrea Isaias Afwerki waxay kasoo gudbeen xuduudda dalka, waxayna qabsadeen dhulkeeena,\u201d ayuu yiri Debretsion [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Eritrea ay ciidamo kasoo gudbisay xuduudda kuwaasi oo weerar ku qaaday ciidamo deegaanka ah, xilli uu socdo dagaalka u dhaxeeya gobolkiisa iyo xukuumadda Abiy Ahmed. \u201cTan iyo shalay ciidamada hoggaamiyaha Eritrea Isaias Afwerki waxay kasoo gudbeen xuduudda dalka, waxayna qabsadeen dhulkeeena,\u201d ayuu yiri Debretsion [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-10T15:26:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-10T15:28:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"661\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/\",\"name\":\"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-10T15:26:16+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-10T15:28:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg\",\"width\":1000,\"height\":661},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Eritrea ay ciidamo kasoo gudbisay xuduudda kuwaasi oo weerar ku qaaday ciidamo deegaanka ah, xilli uu socdo dagaalka u dhaxeeya gobolkiisa iyo xukuumadda Abiy Ahmed. \u201cTan iyo shalay ciidamada hoggaamiyaha Eritrea Isaias Afwerki waxay kasoo gudbeen xuduudda dalka, waxayna qabsadeen dhulkeeena,\u201d ayuu yiri Debretsion [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-10T15:26:16+00:00","article_modified_time":"2020-11-10T15:28:36+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":661,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/","name":"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg","datePublished":"2020-11-10T15:26:16+00:00","dateModified":"2020-11-10T15:28:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Eritrea-1.jpg","width":1000,"height":661},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-ay-kusoo-biiray-dagaalka-dagaalka-lagu-qaaday-tigrayga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Eritrea ay kusoo biiray dagaalka lagu qaaday Tigrayga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152913"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152913"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152916,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152913\/revisions\/152916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152914"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}