{"id":152969,"date":"2020-11-12T12:48:06","date_gmt":"2020-11-12T09:48:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152969"},"modified":"2020-11-12T12:48:06","modified_gmt":"2020-11-12T09:48:06","slug":"inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/","title":{"rendered":"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Kumanaan qoys oo ah dad rayid ah ayaa bilaabay inay ka cararaan guryahooda magaalooyin kuyaal Waqooyiga dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Inkabadan lix kun oo Ethiopian ah ayaa gaaray dalka Sudan iyadoo laga baqayo in tirada ay intaas ka badan karto maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta waxay intaas ku dareen in maalmaha nagu soo aadan la filayo in 200,000 ay kasoo tallaabaan xadka Suudaan.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale sheegeen in xeryo ku meel gaar ah laga sameynayo deegaanka sii loo qaabilo dadka kasoo qaxaya dhinaca Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxaa walaac laga muujiyay xaaladda banii\u2019aadanimo ee gobolka Tigray xilli dagaalka uu ka socda halkaas.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa howlgal militeri ku qaaday Tigray kaddib markii uu ku eedeeyay maamulka inay wadaan dhaqdhaqaaqyo ka baxsan dastuurka.Waxaana lagu soo warramayaa in dagaalka ay ku dhinteen boqolaal qof.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa diiday codsi ahaa in wadahadal nabadeed lagu soo afjaro dagaalka ka socda gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha gobolka TigrayDebretsion Gebremichael ayaa codsi Midowga Afrika kaas oo ah in wadahadal lagu dhameeyo xiisadda.<\/p>\n<p>Balse Abiy, qoraal uu soo dhigay Twitter-ka wuxuu ku sheegay \u2018In aysan jirin doonin wax wadahadal ah tan iyo inta sharciga iyo kala danbeynta dib loogu soo celinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumanaan qoys oo ah dad rayid ah ayaa bilaabay inay ka cararaan guryahooda magaalooyin kuyaal Waqooyiga dalka Ethiopia. Inkabadan lix kun oo Ethiopian ah ayaa gaaray dalka Sudan iyadoo laga baqayo in tirada ay intaas ka badan karto maalmaha soo socda. Mas\u2019uuliyiinta waxay intaas ku dareen in maalmaha nagu soo aadan la filayo in 200,000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kumanaan qoys oo ah dad rayid ah ayaa bilaabay inay ka cararaan guryahooda magaalooyin kuyaal Waqooyiga dalka Ethiopia. Inkabadan lix kun oo Ethiopian ah ayaa gaaray dalka Sudan iyadoo laga baqayo in tirada ay intaas ka badan karto maalmaha soo socda. Mas\u2019uuliyiinta waxay intaas ku dareen in maalmaha nagu soo aadan la filayo in 200,000 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-12T09:48:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/\",\"name\":\"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-12T09:48:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg\",\"width\":1500,\"height\":1000,\"caption\":\"In this July 25, 2019 photo, Ethiopian Tigray migrants stand in lines as they are counted by smugglers after arriving to the coastal village of Ras al-Ara from Djibouti, in Lahj, Yemen. Nearly every migrant who lands here is imprisoned in hidden compounds while their families are shaken down for money. Most women are subjected to daily torments ranging from beatings and rapes to starvation, their screams drowned out by the noise of generators or simply lost in the desert. (AP Photo\/Nariman El-Mofty)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan - Wardoon","og_description":"Kumanaan qoys oo ah dad rayid ah ayaa bilaabay inay ka cararaan guryahooda magaalooyin kuyaal Waqooyiga dalka Ethiopia. Inkabadan lix kun oo Ethiopian ah ayaa gaaray dalka Sudan iyadoo laga baqayo in tirada ay intaas ka badan karto maalmaha soo socda. Mas\u2019uuliyiinta waxay intaas ku dareen in maalmaha nagu soo aadan la filayo in 200,000 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-12T09:48:06+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":1000,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/","name":"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg","datePublished":"2020-11-12T09:48:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/OTK241.jpg","width":1500,"height":1000,"caption":"In this July 25, 2019 photo, Ethiopian Tigray migrants stand in lines as they are counted by smugglers after arriving to the coastal village of Ras al-Ara from Djibouti, in Lahj, Yemen. Nearly every migrant who lands here is imprisoned in hidden compounds while their families are shaken down for money. Most women are subjected to daily torments ranging from beatings and rapes to starvation, their screams drowned out by the noise of generators or simply lost in the desert. (AP Photo\/Nariman El-Mofty)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/inkabadan-lix-kun-oo-tigree-ah-ayaa-u-qaxay-suudaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Inkabadan lix kun oo Tigree ah ayaa u qaxay Suudaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152969"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152971,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152969\/revisions\/152971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152970"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}