{"id":152972,"date":"2020-11-12T16:00:22","date_gmt":"2020-11-12T13:00:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152972"},"modified":"2020-11-12T17:01:49","modified_gmt":"2020-11-12T14:01:49","slug":"baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/","title":{"rendered":"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152976\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-3.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-3.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-3-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-3-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Mudanayaasha Aqalka golaha wakiilada ee dalka Itoobiya oo maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay xaaladda gobolka Tigray ayaa xaasanadda ka qaaday saraakiil sar-sare oo ka tirsan gobolkaasi oo dhacay waqooiga wadanka Itoobiya.<\/p>\n<p>Illaa 39 saraakiil oo ka tirsan maamulka Tigray ayaa xasaanadda lagala noqoday, kaddib codsi ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Saraakiishaasi waxaa ugu horreeyo madaxweynaha gobolka Tigray, Debretsion Gebremichael iyo saraakiisha kala ah, Abay Tsehaye, Amb Addisalem Balema, Getachew Reda, Atsebeha Aregawi, Gebregziabher Araya iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan TPLF.<\/p>\n<p>Dhammaan xubnahan ayaa waxaa looga shakisan yahay inay ka dambeeyaan xiisada kacsan ee gobolka, dagaallada socda iyo dambiyo kale.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo weli uu sii xoogeysanayo dagaalka u dhexeeya ciidamada federaalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaano TPLF.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa xaalad gashay, tan iyo markii ay qarxeen dagaalladaasi, iyada kumanaan qoysas ay ka tallaabadeen xuduuda dalka Suudaan, si uga fogaadaan colaadaasi.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/uk.reuters.com\/article\/ethiopia-conflict-parliament\/ethiopian-parliament-lifts-prosecution-immunity-for-tigray-leader-idINKBN27S12B\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Aqalka golaha wakiilada ee dalka Itoobiya oo maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay xaaladda gobolka Tigray ayaa xaasanadda ka qaaday saraakiil sar-sare oo ka tirsan gobolkaasi oo dhacay waqooiga wadanka Itoobiya. Illaa 39 saraakiil oo ka tirsan maamulka Tigray ayaa xasaanadda lagala noqoday, kaddib codsi ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalkaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mudanayaasha Aqalka golaha wakiilada ee dalka Itoobiya oo maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay xaaladda gobolka Tigray ayaa xaasanadda ka qaaday saraakiil sar-sare oo ka tirsan gobolkaasi oo dhacay waqooiga wadanka Itoobiya. Illaa 39 saraakiil oo ka tirsan maamulka Tigray ayaa xasaanadda lagala noqoday, kaddib codsi ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalkaasi. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-12T13:00:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-12T14:01:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"485\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/\",\"name\":\"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-12T13:00:22+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-12T14:01:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg\",\"width\":864,\"height\":485},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray - Wardoon","og_description":"Mudanayaasha Aqalka golaha wakiilada ee dalka Itoobiya oo maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay xaaladda gobolka Tigray ayaa xaasanadda ka qaaday saraakiil sar-sare oo ka tirsan gobolkaasi oo dhacay waqooiga wadanka Itoobiya. Illaa 39 saraakiil oo ka tirsan maamulka Tigray ayaa xasaanadda lagala noqoday, kaddib codsi ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalkaasi. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-12T13:00:22+00:00","article_modified_time":"2020-11-12T14:01:49+00:00","og_image":[{"width":864,"height":485,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/","name":"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg","datePublished":"2020-11-12T13:00:22+00:00","dateModified":"2020-11-12T14:01:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Et-Prl-2.jpg","width":864,"height":485},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-itobiya-oo-xasaanadda-kaqaaday-saraakiil-ka-tirsan-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamanka Itobiya oo xasaanadda kaqaaday Saraakiil ka tirsan Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152972"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152972"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152978,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152972\/revisions\/152978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152973"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}