{"id":152995,"date":"2020-11-13T12:23:23","date_gmt":"2020-11-13T09:23:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152995"},"modified":"2020-11-13T12:23:23","modified_gmt":"2020-11-13T09:23:23","slug":"tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/","title":{"rendered":"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152996\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha ismaamulka Tigree-ga ee shalay Xasaanada ay ka qaadeen baarlamaanka Faderaalka Itoobiya, Garsoorkuna amray in lasoo qabto si loo horkeeno maxkamad ayaa hadlay markii ugu horeysay ee go`aankan uu gaaray xaruntooda magaalada Makele.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Tigree-ga ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhammaan talaabooyinka dhacay, wuxuu sheegay in dagaal culus lagu soo qaaday oo la adeegsanayo hubka waa weyn oo dhan, wuxuu cadeeyey in deegaano horey gacantooda uga baxay ay dib u qabsadeen, laakiin ma uusan sheegin deegaanada uu ka hadlayo.<\/p>\n<p>Tigree-gu, waxay sheegeen in ay ka walaacsan yihiin hanaanka isku milanka Itoobiya &amp; Eritrea, waxay tilmaameen in ay hayaan Maxaabiis dagaal oo kasoo jeeda Eritrea, kuwaas oo ay sheegeen in ay warbaahinta u soo bandhigi doonaan.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Mekele wuxuu sheegay in aysan is dhiibi doonin oo ay dagaalami doonaan, sidii ay horeyba u sameeyeen, wuxuuna tilmaamay in dhammaan ay ka guuleysan doonaan cida soo weerartay oo uu sheegay in ay tahay Kaligii Taliye iyo Abiy Axmed.<\/p>\n<p>TPLF ma qirsana in ay mudo dheer ahayd Kaligii taliye dalka Itoobiya &amp; gobalka Barriga Afrikaba saameyn xun ku reebtay, balse waxay sheegeen in ay dib u qabsan doonaan awooda Itoobiya oo 2 sanno kahor gacantooda ka baxday.<\/p>\n<p>Warka cusub ee TPLF ka yimi, wuxuu imaanayaa Saacado ka hor markii la magacaabay Hogaamiyaha ismaamulkas oo noqonaya mid ay taageerto Xukuumadda uu hogaamiyo Raysalwasaare Col, Abiy Axmed, waxaana saldhigiisa maamulkan uu hadda noqonayaa deegaanka Shire iyo Humera oo ka baxay gacanta ciidanka Tigree-ga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha ismaamulka Tigree-ga ee shalay Xasaanada ay ka qaadeen baarlamaanka Faderaalka Itoobiya, Garsoorkuna amray in lasoo qabto si loo horkeeno maxkamad ayaa hadlay markii ugu horeysay ee go`aankan uu gaaray xaruntooda magaalada Makele. Madaxweynaha Tigree-ga ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhammaan talaabooyinka dhacay, wuxuu sheegay in dagaal culus lagu soo qaaday oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha ismaamulka Tigree-ga ee shalay Xasaanada ay ka qaadeen baarlamaanka Faderaalka Itoobiya, Garsoorkuna amray in lasoo qabto si loo horkeeno maxkamad ayaa hadlay markii ugu horeysay ee go`aankan uu gaaray xaruntooda magaalada Makele. Madaxweynaha Tigree-ga ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhammaan talaabooyinka dhacay, wuxuu sheegay in dagaal culus lagu soo qaaday oo la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-13T09:23:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/\",\"name\":\"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-13T09:23:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg\",\"width\":600,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha ismaamulka Tigree-ga ee shalay Xasaanada ay ka qaadeen baarlamaanka Faderaalka Itoobiya, Garsoorkuna amray in lasoo qabto si loo horkeeno maxkamad ayaa hadlay markii ugu horeysay ee go`aankan uu gaaray xaruntooda magaalada Makele. Madaxweynaha Tigree-ga ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhammaan talaabooyinka dhacay, wuxuu sheegay in dagaal culus lagu soo qaaday oo la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-13T09:23:23+00:00","og_image":[{"width":600,"height":335,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/","name":"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg","datePublished":"2020-11-13T09:23:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/TPLF-leader-_-Debretsion-Gebremichael-_.jpg","width":600,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-ku-dhawaaqday-war-weyn-oo-culus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo ku dhawaaqday war-weyn oo culus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152995"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152997,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152995\/revisions\/152997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152996"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}