{"id":153017,"date":"2020-11-15T12:46:29","date_gmt":"2020-11-15T09:46:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153017"},"modified":"2020-11-15T12:47:13","modified_gmt":"2020-11-15T09:47:13","slug":"dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/","title":{"rendered":"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay Madaxweynaha Soomaaliya kala hadashay doodda ka taagan dhismaha gudiyada doorashooyinka qaranka iyo kuwa heer dowlad gobaleed.<\/p>\n<p>Xogtan ayaa sheegeysa in beesha caalamka ay Madaxweyne Farmaajo ka dalbatay in guddiyada oo dhan ee qaranka iyo heer maamul laga saaro wixii ciidan iyo shaqaale dowladeed ah.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegay in beesha caalamka ay dhowr qof ka calaamadeysay guddiyada farsamada iyo xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka Qaranka iyo guddiyada doorashooyinka ee maamul gobaleedyada HorShabeelle, K\/Galbeed iyo Galmudug, halka kan Somaliland laga dalbaday in ay xaliso doodaha ku geedaaman iyadoo loo marayo waddo sharci ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabduaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu u sheegay beesha caalamka inaysan jirin ciidan ku jira guddiyadan.<\/p>\n<p>Xubno kamid ah Villa Somalia oo aan la hadalnay islamarkaana aan weydiinay arintaan ayaa sheegay in dalkaan uu yahay dal madaxbanaan oo xor ah islamarkaana aan waxba loo yeerin, taas oo keeni karta in ay diidaan dalabka mucaaradka iyo xubnaha beesha caalamka.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Jeneral Mukhtaar Xuseen Afrax, oo xalay shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, ayaa sheegay in guddiyada ay yihiin sida loogu heshiiyey oo loo magacaabay, islamarkaana aan waxba laga beddeli doonin oo doorashada ay sidaas ku dhaceyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay Madaxweynaha Soomaaliya kala hadashay doodda ka taagan dhismaha gudiyada doorashooyinka qaranka iyo kuwa heer dowlad gobaleed. Xogtan ayaa sheegeysa in beesha caalamka ay Madaxweyne Farmaajo ka dalbatay in guddiyada oo dhan ee qaranka iyo heer maamul laga saaro wixii ciidan iyo shaqaale dowladeed ah. Ilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153019,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay Madaxweynaha Soomaaliya kala hadashay doodda ka taagan dhismaha gudiyada doorashooyinka qaranka iyo kuwa heer dowlad gobaleed. Xogtan ayaa sheegeysa in beesha caalamka ay Madaxweyne Farmaajo ka dalbatay in guddiyada oo dhan ee qaranka iyo heer maamul laga saaro wixii ciidan iyo shaqaale dowladeed ah. Ilo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-15T09:46:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-15T09:47:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/\",\"name\":\"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-15T09:46:29+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-15T09:47:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay Madaxweynaha Soomaaliya kala hadashay doodda ka taagan dhismaha gudiyada doorashooyinka qaranka iyo kuwa heer dowlad gobaleed. Xogtan ayaa sheegeysa in beesha caalamka ay Madaxweyne Farmaajo ka dalbatay in guddiyada oo dhan ee qaranka iyo heer maamul laga saaro wixii ciidan iyo shaqaale dowladeed ah. Ilo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-15T09:46:29+00:00","article_modified_time":"2020-11-15T09:47:13+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/","name":"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg","datePublished":"2020-11-15T09:46:29+00:00","dateModified":"2020-11-15T09:47:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-5.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dooda-guddiyada-doorashooyinka-oo-beesha-caalamka-gaartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dooda guddiyada doorashooyinka oo beesha caalamka gaartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153017"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153017"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153020,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153017\/revisions\/153020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153019"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}