{"id":153042,"date":"2020-11-16T00:49:14","date_gmt":"2020-11-15T21:49:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153042"},"modified":"2020-11-16T00:49:14","modified_gmt":"2020-11-15T21:49:14","slug":"daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee  Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153043\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421-300x195.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421-648x420.jpg 648w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>30 sano kadib, dowladda Soomaaliya ayaa dib u furatay safaaradeedii magaalada Nairobi, taasoo lagu soo celiyey gacanta dowlada, kadib markii maxkamad ku taal Kenya ay horey u xukuntay in safaarada si sharci daro ah loo iibiyey.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dadaal dheer loo galay dib u furida safaaradda, isagoo sheegay in lagu sameeyay dayactir ku kacay $ 310,000.<\/p>\n<p>Dowladda federalka Soomaaliya ayaa bixisay $ 200,000 halka inta kalena ay ku deeqeen dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cHaddaanu nahay Soomaali, waxaa farxad weyn iyo karaamo inoo ah, in aan 30 sano dabadeed, soo ceshano safaaraddeennii iyo haybadii ay lahayd. Safaaraddu waa muraayadii laga fiirsanayay Soomaaliya,\u201d ayuu yiri safiirka Soomaaliya ee Kenya.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ayaa qiray haddii aysan shacabka Soomaaliyeed ka qeyb qaadan lahayn dadaalkaan in aysan safaaradda furmi lahayn, wuxuuna tilmaamay in lacag ka badan boqol kun oo dollar ay shacabka Soomaaliyeed ku taageereen dib u dhiska safaaradda.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay dib ufurida Soomaaliya ee Kenya in ay muujinayso in ay Soomaaliya dib u soo noolaatay islamarkaana ay soo ceshatay sharafteedii.<\/p>\n<p>\u201cWax badan ayaynu ahayn dad iyo dal dayacan, laakiin maanta safaaraddaheennii ayaa dib loo dhisayaa, waxaana kaalin lixaad leh ka qaadanaya jaaliyaddaheena dibadda,\u201d ayuu yiri wasiir Cawad.<\/p>\n<p>Sanadkii 2010 ayay ahayd markii maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ay xukuntay in gurigii safaaraada Soomaaliya ee Nairobi loo celiyo dowladda Soomaaliya taas oo si sharci darro ah looga iibiyay nin u dhashay Kenya.<\/p>\n<p>Dhismaha safaarada ayaa si sharci darro ah loo iibiyay markii ay dowladdii hore ee Soomaaliya ay dhacday, waxaa nin ganacsade ah oo kenya u dhashay ka iibiyay xubno ka tirsanaa safaaradii Soomaaliya ee waagaas jirtay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3RMQKETm8ZU\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 sano kadib, dowladda Soomaaliya ayaa dib u furatay safaaradeedii magaalada Nairobi, taasoo lagu soo celiyey gacanta dowlada, kadib markii maxkamad ku taal Kenya ay horey u xukuntay in safaarada si sharci daro ah loo iibiyey. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dadaal dheer loo galay dib u furida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"30 sano kadib, dowladda Soomaaliya ayaa dib u furatay safaaradeedii magaalada Nairobi, taasoo lagu soo celiyey gacanta dowlada, kadib markii maxkamad ku taal Kenya ay horey u xukuntay in safaarada si sharci daro ah loo iibiyey. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dadaal dheer loo galay dib u furida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-15T21:49:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"428\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-15T21:49:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg\",\"width\":660,\"height\":428},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray - Wardoon","og_description":"30 sano kadib, dowladda Soomaaliya ayaa dib u furatay safaaradeedii magaalada Nairobi, taasoo lagu soo celiyey gacanta dowlada, kadib markii maxkamad ku taal Kenya ay horey u xukuntay in safaarada si sharci daro ah loo iibiyey. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dadaal dheer loo galay dib u furida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-15T21:49:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":428,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/","name":"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg","datePublished":"2020-11-15T21:49:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201115637410526120174421.jpg","width":660,"height":428},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-safaaradii-somaliya-ee-nairobi-oo-30-sano-kadib-dib-loofuray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Safaaradii Somaliya ee Nairobi oo 30 sano kadib dib loofuray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153042"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153044,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153042\/revisions\/153044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153043"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}