{"id":153054,"date":"2020-11-16T11:33:40","date_gmt":"2020-11-16T08:33:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153054"},"modified":"2020-11-16T11:33:40","modified_gmt":"2020-11-16T08:33:40","slug":"doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/","title":{"rendered":"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku hanjabay in doorasho aysan raali ka aheyn aan lagu qaban doonin magaalada Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay madaxweynaha ka aaminsanyihiin nin lunsan oo cidda uu u shaqeynayo aan aqoon, sababtoo ah waxa uu sheegay in hoggaanka Nabad sugadda uu wato howlaha doorashada.<\/p>\n<p>\u201cAnaga dareen ayaan leenahay, dan ayaan ka leenahay hoggaaminta dalka oo inaan doorashada ka qeyb galnaan rabnaa, madaxweynaha waxaan leenahay kalsooni ha is geliyo, dhihi meyno dadka loo soo xulay guddiyada doorashada waa ajaanib, laakiin waa dad dhinac ku xisaabsan,\u201d ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wareysigan siiyey TV-ga Universal.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Nabad sugiddu ay ku fiicneyd inay xisbi furato oo tartanka doorashada ka qeyb gasho, maadaama doorashadii dhameed ee dalka ay u afduubantahay, sida uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Farmaajo waqtigu isaga ayuu ku socdaa oo laba bilood ayaa u harsan, waxaan leeyahay waqtiga ha iska lumin, wiilka Nabad sugidda kuu joogana yuusan waqtiga kaa lumin, doorasho aanaa raali ka aheyn lagu qaban maayo Muqdisho, taas ayaan balan qaadaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaa inaan ku qanacnaa doorashada, siyaasiyiin ayaan nahay deegaanka ayaan ka soo jeednaa, waa u tartameynaa inaan xukunaan rabnaa, Puntland iyo Jubbaland waxaa ku saxanyihiin inay waxaan diidaan, kuwa yeelayna waa qaldanyihiin,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F368747790874721%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"535\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku hanjabay in doorasho aysan raali ka aheyn aan lagu qaban doonin magaalada Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay. Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay madaxweynaha ka aaminsanyihiin nin lunsan oo cidda uu u shaqeynayo aan aqoon, sababtoo ah waxa uu sheegay in hoggaanka Nabad sugadda uu wato howlaha doorashada. \u201cAnaga dareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku hanjabay in doorasho aysan raali ka aheyn aan lagu qaban doonin magaalada Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay. Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay madaxweynaha ka aaminsanyihiin nin lunsan oo cidda uu u shaqeynayo aan aqoon, sababtoo ah waxa uu sheegay in hoggaanka Nabad sugadda uu wato howlaha doorashada. \u201cAnaga dareen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-16T08:33:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/\",\"name\":\"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-16T08:33:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO - Wardoon","og_description":"Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku hanjabay in doorasho aysan raali ka aheyn aan lagu qaban doonin magaalada Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay. Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay madaxweynaha ka aaminsanyihiin nin lunsan oo cidda uu u shaqeynayo aan aqoon, sababtoo ah waxa uu sheegay in hoggaanka Nabad sugadda uu wato howlaha doorashada. \u201cAnaga dareen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-16T08:33:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/","name":"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg","datePublished":"2020-11-16T08:33:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201116637410817177368583.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorasho-aynaan-raali-ka-noqon-muqdisho-laguma-qaban-karovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorasho aynaan raali ka noqon Muqdisho laguma qaban karo+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153054"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153056,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153054\/revisions\/153056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153055"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}