{"id":153079,"date":"2020-11-17T12:33:21","date_gmt":"2020-11-17T09:33:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153079"},"modified":"2020-11-17T12:33:21","modified_gmt":"2020-11-17T09:33:21","slug":"shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/","title":{"rendered":"Shiikh Shariif &#038; Qoor-qoor oo kulmay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg\" alt=\"\" width=\"260\" height=\"194\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg 260w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 260px) 100vw, 260px\" \/>Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho xalay ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).<\/p>\n<p>Arrimaha Doorashada iyo muranka ka jira Guddiyada doorashooyinka ee ay soo magacawday dowladda Federaalka ayaa ka mid ahaa qodobadii ay ka wada hadleen labada Masuul.<\/p>\n<p>Shiikh Shariif ayaa ku adkeystay mowqifkii ay guddiyadaas horey uga qaateen isaga iyo musharaxiin kale, kaasoo ahaa ineysan aheyn kuwo lagu kalsoonaan karo, ayna ku jiraan askar iyo xubno shaqaale ka ah xafiisyada madaxda dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa la sheegay inuu u balanqaaday shariifka talooyinka musharaxiinta iyo tabashada ay qabaan uu gaarsiin doono Madaxda dowladda, wuxuuna dhinaca kale difaacay Guddiga heer dowlad goboleed ee uu soo magacaabay kaasoo uu xusay in xubnaha ku jira ay yihiin kuwo uu ku kalsoon yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho xalay ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Arrimaha Doorashada iyo muranka ka jira Guddiyada doorashooyinka ee ay soo magacawday dowladda Federaalka ayaa ka mid ahaa qodobadii ay ka wada hadleen labada Masuul. Shiikh Shariif ayaa ku adkeystay mowqifkii ay guddiyadaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153080,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiikh Shariif &amp; Qoor-qoor oo kulmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiikh Shariif &amp; Qoor-qoor oo kulmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho xalay ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Arrimaha Doorashada iyo muranka ka jira Guddiyada doorashooyinka ee ay soo magacawday dowladda Federaalka ayaa ka mid ahaa qodobadii ay ka wada hadleen labada Masuul. Shiikh Shariif ayaa ku adkeystay mowqifkii ay guddiyadaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-17T09:33:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"260\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/\",\"name\":\"Shiikh Shariif & Qoor-qoor oo kulmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-17T09:33:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg\",\"width\":260,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiikh Shariif &#038; Qoor-qoor oo kulmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiikh Shariif & Qoor-qoor oo kulmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiikh Shariif & Qoor-qoor oo kulmay - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho xalay ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Arrimaha Doorashada iyo muranka ka jira Guddiyada doorashooyinka ee ay soo magacawday dowladda Federaalka ayaa ka mid ahaa qodobadii ay ka wada hadleen labada Masuul. Shiikh Shariif ayaa ku adkeystay mowqifkii ay guddiyadaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-17T09:33:21+00:00","og_image":[{"width":260,"height":194,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/","name":"Shiikh Shariif & Qoor-qoor oo kulmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg","datePublished":"2020-11-17T09:33:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-6.jpg","width":260,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-shariif-qoor-qoor-oo-kulmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiikh Shariif &#038; Qoor-qoor oo kulmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153079"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153081,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153079\/revisions\/153081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153080"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}