{"id":153086,"date":"2020-11-17T15:35:26","date_gmt":"2020-11-17T12:35:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153086"},"modified":"2020-11-17T15:44:07","modified_gmt":"2020-11-17T12:44:07","slug":"qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153087\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax duhurnimadii Maanta lala eegtay Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska Booliska Gen. Kaahiye ee magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxa oo la sheegay inuu fuliyey qof watay jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka Dugisga Tababarka Ciidanka Booliska ee Janeraal Kaahiye ee degmada Xamar jajab.<\/p>\n<p>Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay qaraxaas, waxaana goobta xiray ciidamo badan oo ka tirsan booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxa ku dhintay ugu yaraan 5 qof oo isugu jiro dad shacab ah iyo askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay 8 qof oo isugu jira dad shacab ah iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda. Waxaa sidoo kale qaraxa ku dhintay qofkii is-qarxiyey.<\/p>\n<p>Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ayaa waxaa xaqiijiyey afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Dhanka kale kooxda Al-Shabaab oo looga bartay qaraxyada noocaan oo kale ah weli kama aysan hadlin qaraxa Maanta ka dhacay Muqdisho ee lagu beegsaday saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsbcsomalitv%2Fvideos%2F391949618885574%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"535\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax duhurnimadii Maanta lala eegtay Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska Booliska Gen. Kaahiye ee magaaladda Muqdisho. Qaraxa oo la sheegay inuu fuliyey qof watay jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax duhurnimadii Maanta lala eegtay Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska Booliska Gen. Kaahiye ee magaaladda Muqdisho. Qaraxa oo la sheegay inuu fuliyey qof watay jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-17T12:35:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-17T12:44:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-17T12:35:26+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-17T12:44:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax duhurnimadii Maanta lala eegtay Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska Booliska Gen. Kaahiye ee magaaladda Muqdisho. Qaraxa oo la sheegay inuu fuliyey qof watay jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-17T12:35:26+00:00","article_modified_time":"2020-11-17T12:44:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg","datePublished":"2020-11-17T12:35:26+00:00","dateModified":"2020-11-17T12:44:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201117637411892733418771.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-uu-fuliyay-qof-ismiidaamiye-ah-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qarax uu fuliyay qof ismiidaamiye ah oo ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153086"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153086"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153090,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153086\/revisions\/153090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153087"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}