{"id":153089,"date":"2020-11-18T12:11:36","date_gmt":"2020-11-18T09:11:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153089"},"modified":"2020-11-18T12:11:36","modified_gmt":"2020-11-18T09:11:36","slug":"sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/","title":{"rendered":"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153091\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/>Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Xuseen Cali oo si weyn looga yaqaanay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo ku dhintay masjid ku yaalla isla gudaha degmadaasi.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa geeriyooday, xilli uu ku sugnaa Masjidka loo yaqaano Muumino Ceelbuur oo ku yaalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in marxuumka ay nafta ka baxday, isaga oo dukanayey Salaad Sunno ah, islamarkaana Sujuudsan, salaaddii Maqrib ka hor.<\/p>\n<p>Sidoo kale dad ka mid ah Jameecada masjidka ayaa u gurmaday Sheekha, kuwaas isku dayey inay toosiyaan, balse waxaa markii dambe la ogaaday inuu dhintay marxuumka.<\/p>\n<p>Jameecada ayaa sidoo kale uga baryey marxuumka oo ku dhintay khaatumo wanaagsan inuu Alle ka waraabiyo Jannadiisa Firdowso.<\/p>\n<p>Qof nasiib badan ayaa hela naxariista iyo nimcada Rabbi, waana mid ka mid ah ducooyinka ugu muhiimsan oo ay muslimiintu Alle weydiistaan inuu u toosiyo khaatumada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Xuseen Cali oo si weyn looga yaqaanay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo ku dhintay masjid ku yaalla isla gudaha degmadaasi. Marxuumka ayaa geeriyooday, xilli uu ku sugnaa Masjidka loo yaqaano Muumino Ceelbuur oo ku yaalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Ilo deegaanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Xuseen Cali oo si weyn looga yaqaanay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo ku dhintay masjid ku yaalla isla gudaha degmadaasi. Marxuumka ayaa geeriyooday, xilli uu ku sugnaa Masjidka loo yaqaano Muumino Ceelbuur oo ku yaalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Ilo deegaanka ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-18T09:11:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/\",\"name\":\"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-18T09:11:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Xuseen Cali oo si weyn looga yaqaanay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo ku dhintay masjid ku yaalla isla gudaha degmadaasi. Marxuumka ayaa geeriyooday, xilli uu ku sugnaa Masjidka loo yaqaano Muumino Ceelbuur oo ku yaalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Ilo deegaanka ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-18T09:11:36+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/","name":"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg","datePublished":"2020-11-18T09:11:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/man-salat-glow-600x400-1.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-caan-ka-ahaa-muqdisho-oo-geeriyooday-isagoo-sujuudsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh caan ka ahaa Muqdisho oo geeriyooday isagoo Sujuudsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153089"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153092,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153089\/revisions\/153092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153091"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}