{"id":153093,"date":"2020-11-18T12:21:08","date_gmt":"2020-11-18T09:21:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153093"},"modified":"2020-11-18T12:21:08","modified_gmt":"2020-11-18T09:21:08","slug":"saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/","title":{"rendered":"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153083\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg 1600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/>Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero kooxaha argagaxisada ee sida weyn loo baadi goobayo ku dartay saraakiil katirsan kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya,<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu shaaciyay liiska argagixisada lagu daray labo sargaal oo katirsan Al Shabaab laguna magacaabo Cabdulaahi Cusmaan Maxamed iyo Maalim Ayman.<\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in Cabdulaahi Cismaan oo loo yaqaanno Injineer Ismaaciil uu yahay khabiir kooxda Al Shabaab u qaabilsan samaynta waxayaabaha qarxa isaga oo maamula howlaha samaynta iyo fulinta qaraxyada ay guud ahaan kooxdaasi fuliso.<\/p>\n<p>Warkan kasoo baxay Wasaarada arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Cabdulaahi Cismaan ku magacaaban yahay madaxa warbaahinta ururka Al Shabaab ee Al Kataa\u2019ib, sidoo kalana ah lataliyaha amiirka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Ninka labaad ee liiska aragagaxisda la baadigoobayo lagu daray ayaa ah Maclim Ayman. Sargaalkan ayaa ah madaxa kooxda lagu magacaabo Jaysh Ayman oo u qaabilsan shabaabka in ay fuliyaan werrarada inta badan ka dhaca dalka Kenya.<\/p>\n<p>Qoraalka dowlada Mareykanka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Macalin Ayman ahaa maskaxdii abaabushay weerarkii bishii janaayo ee sanadkan Al Shabaab ku qaadeen xerada Camp Simba ee dalka Kenya oo ay degnaayeen ciidamo Mareykan ah.<\/p>\n<p>Weerarkan ka dhacay xerada Camp Simba ayaa lagu dilay askari katirsanaa ciidamada Mareykanka iyo labo nin oo qandaraasleyaal ah oo iyana u dhashay isla dalka Mareykanka kuwaa oo ku sugnaa xerada la weeraray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero kooxaha argagaxisada ee sida weyn loo baadi goobayo ku dartay saraakiil katirsan kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya, Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu shaaciyay liiska argagixisada lagu daray labo sargaal oo katirsan Al Shabaab laguna magacaabo Cabdulaahi Cusmaan Maxamed iyo Maalim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153093","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero kooxaha argagaxisada ee sida weyn loo baadi goobayo ku dartay saraakiil katirsan kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya, Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu shaaciyay liiska argagixisada lagu daray labo sargaal oo katirsan Al Shabaab laguna magacaabo Cabdulaahi Cusmaan Maxamed iyo Maalim [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-18T09:21:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/\",\"name\":\"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-18T09:21:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg\",\"width\":1600,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada - Wardoon","og_description":"Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero kooxaha argagaxisada ee sida weyn loo baadi goobayo ku dartay saraakiil katirsan kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya, Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu shaaciyay liiska argagixisada lagu daray labo sargaal oo katirsan Al Shabaab laguna magacaabo Cabdulaahi Cusmaan Maxamed iyo Maalim [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-18T09:21:08+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/","name":"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg","datePublished":"2020-11-18T09:21:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg","width":1600,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-katirsan-shabaab-oo-lagu-daray-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil katirsan Shabaab oo lagu daray Liiska Argagaxisada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153093"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153094,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153093\/revisions\/153094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153083"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}