{"id":153095,"date":"2020-11-18T12:26:38","date_gmt":"2020-11-18T09:26:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153095"},"modified":"2020-11-18T12:54:56","modified_gmt":"2020-11-18T09:54:56","slug":"abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153096\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic--300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><br \/>\nDowladda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku sii dhawaanayaan magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, kadib markii laga gudbay waqti laba toddobaad oo dagaal ah.<\/p>\n<p>\u201cFicilka ugu dambeeya ee fulinta sharciga waxaa la fulin doonaa maalmaha soo socda,\u201d waxaa sidaas yiri ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Guddiga Abiy u xil saaray dagaalka Tigray ayaa dhankoodana ku eedeeyey Tigray inay burburiyeen buundooyin isku xira magaalada caasimadda ah ee Mekelle iyo qeybaha kale ee dalka, si ay u joojiyan ciidamada federaalka ee kusoo siqaya.<\/p>\n<p>\u201cFallaagada TPLF waxaa dhowaan lagula xisaabtami doonaa burburinta kaabayaasha iyo dambiyada ay ku kacayaan,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay guddiga.<\/p>\n<p>Ciidamad Federaalka ayaa sidoo kale sheegtay in ay xorreeyeen deegaanada Raya, Chercher, Gugufto iyo Mehoni oo ku yaalla qeybaha bari ee gobolka Tigray, iyo deegaanada Shire oo ku yaalla dhinaca galbeed.<\/p>\n<p>Ciidamada federaalka ayaa sidoo sheegtay inay burburiyeen saldhigyo militari xilli ay kusii socdeen Mekelle.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada fallaagada waxey hadda ku jiraan dib u gurasho, waxaana ku siqaya kuwa federaalka si cadaaladda loo mariyo,\u201d ayey tiri dowladda.<\/p>\n<p>Hoggaamiyayaasha Tigrayga ayaa ku eedeeyey ciidamada federaalka inay burburiyeen biyo xireen iyo warshad sonkor, ayaga oo si \u201carxan darro ah\u201d u weeraraya shacabka shanta milyan ah ee Tigray-ga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku sii dhawaanayaan magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, kadib markii laga gudbay waqti laba toddobaad oo dagaal ah. \u201cFicilka ugu dambeeya ee fulinta sharciga waxaa la fulin doonaa maalmaha soo socda,\u201d waxaa sidaas yiri ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed. Guddiga Abiy u xil saaray dagaalka Tigray ayaa dhankoodana ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku sii dhawaanayaan magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, kadib markii laga gudbay waqti laba toddobaad oo dagaal ah. \u201cFicilka ugu dambeeya ee fulinta sharciga waxaa la fulin doonaa maalmaha soo socda,\u201d waxaa sidaas yiri ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed. Guddiga Abiy u xil saaray dagaalka Tigray ayaa dhankoodana ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-18T09:26:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-18T09:54:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/\",\"name\":\"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-18T09:26:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-18T09:54:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg\",\"width\":600,\"height\":333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga - Wardoon","og_description":"Dowladda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku sii dhawaanayaan magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, kadib markii laga gudbay waqti laba toddobaad oo dagaal ah. \u201cFicilka ugu dambeeya ee fulinta sharciga waxaa la fulin doonaa maalmaha soo socda,\u201d waxaa sidaas yiri ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed. Guddiga Abiy u xil saaray dagaalka Tigray ayaa dhankoodana ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-18T09:26:38+00:00","article_modified_time":"2020-11-18T09:54:56+00:00","og_image":[{"width":600,"height":333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/","name":"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg","datePublished":"2020-11-18T09:26:38+00:00","dateModified":"2020-11-18T09:54:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Mekelle-_-Airstrike-_-VOA-Amharic-.jpg","width":600,"height":333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-sheegtay-inay-kudhawaadeen-mekelle-ee-caasimada-tigrayga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Ahmed oo sheegtay inay kudhawaadeen Mekelle caasimada Tigrayga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153095"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153095"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153098,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153095\/revisions\/153098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153096"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}