{"id":153151,"date":"2020-11-19T12:37:23","date_gmt":"2020-11-19T09:37:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153151"},"modified":"2020-11-19T12:37:23","modified_gmt":"2020-11-19T09:37:23","slug":"daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153152\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1-300x162.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1-696x376.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marna la aqbali doonin qaabka dowladda wax u wado ee la doonayo in doorasho lagu aado.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu ku sheegay in Guddiyada doorashada ee dowlad goboleedyada laga qoray hey\u2019adaha amniga dhexdooda oo lagu soo daray ciidamo.<\/p>\n<p>\u201cLagama yeelayo sida ay rabaan marna ma dhaceyso sida hadda wax u qaabeeyaan inay doorasho u dhacdo oo wiilashooda askarta ah inta dadka u afduubaan oo liis Xildhibaano la qortay la keensado\u201dayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in sida hadda wax u socdaan aanu jirin qof raalli ku ah, isla markaana doorasho aanay dalkaan uga dhici karin.<\/p>\n<p>\u201cMa ahan doorasho waa diidnay iyo kama qeyb galeyno, doorasho dalkaan kama dhici karto sidaa kuma dhici karto, waa idin ku tumanayaa iyo saan anaga rabno idin ka yeelayaa iyo meesha waa iska sii joogayaa, malaga yeelayo, hortiis jiraa waayay, Madaxweynaha lagama yeelayo, yeyna gaarsiin ayaa leenahay dalkaan meel taladu faraha ka baxdo.\u201dayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Xasan Sheekh ayaa sheegay in dhowaan Muqdisho ay ka dhici doonaan shirar siyaasadeed oo looga tashanayo xaalada dalka, isla markaana wixii maslaxada dalka iyo dowladnimada loo arko lagu dhaqaaqi doono maalin cad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frahidahasanabdi.dabadi%2Fvideos%2F5262392487120207%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"313\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marna la aqbali doonin qaabka dowladda wax u wado ee la doonayo in doorasho lagu aado. Xasan Sheekh ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu ku sheegay in Guddiyada doorashada ee dowlad goboleedyada laga qoray hey\u2019adaha amniga dhexdooda oo lagu soo daray ciidamo. \u201cLagama yeelayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marna la aqbali doonin qaabka dowladda wax u wado ee la doonayo in doorasho lagu aado. Xasan Sheekh ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu ku sheegay in Guddiyada doorashada ee dowlad goboleedyada laga qoray hey\u2019adaha amniga dhexdooda oo lagu soo daray ciidamo. \u201cLagama yeelayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-19T09:37:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-19T09:37:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marna la aqbali doonin qaabka dowladda wax u wado ee la doonayo in doorasho lagu aado. Xasan Sheekh ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu ku sheegay in Guddiyada doorashada ee dowlad goboleedyada laga qoray hey\u2019adaha amniga dhexdooda oo lagu soo daray ciidamo. \u201cLagama yeelayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-19T09:37:23+00:00","og_image":[{"width":750,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/","name":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg","datePublished":"2020-11-19T09:37:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/xasan-sheekh-750x405-1.jpg","width":750,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-farmaajo-yuusan-nagu-qabsin-inaan-gacmaheena-ulatagno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cFarmaajo yuusan nagu qabsin inaan gacmaheena ulatagno\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153151"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153153,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153151\/revisions\/153153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153152"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}