{"id":153225,"date":"2020-11-21T00:04:18","date_gmt":"2020-11-20T21:04:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153225"},"modified":"2020-11-21T00:04:58","modified_gmt":"2020-11-20T21:04:58","slug":"musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya  Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153226\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Maalinta Axad ah toddobaadka danbe oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bishan November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Musharixiintan ayaa intooda badan maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho iyaga oo khudbado ay siyaabo kala duwan u jeediyeen ku weerarray dowladda Soomaaliya kana digay doorasho aan wadar ogol ku imaan in ay dhacdo.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa la filayaa in\u00a0 ay uga wadahadlaan nooca doorashada dalka iyo\u00a0 sida ay ka rabaan in ay u dhacdo.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda wali ku adkeysaneysa in hannaanka doorashada loo waddo tahay mid sax ah oo ku socta qaabkii lagu heshiiyay, waxaana ay dowladdu difaacday guddiyada ay doorashada u saartay.<\/p>\n<p>Shirkan musharixiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah u furmaya ayaa qaadan doona muddo saddex cisho waxaana la filayaa in ugu danbeyntii laga soo saaro bayaan wadajir ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalinta Axad ah toddobaadka danbe oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bishan November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharixiintan ayaa intooda badan maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho iyaga oo khudbado ay siyaabo kala duwan u jeediyeen ku weerarray dowladda Soomaaliya kana digay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153226,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maalinta Axad ah toddobaadka danbe oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bishan November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharixiintan ayaa intooda badan maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho iyaga oo khudbado ay siyaabo kala duwan u jeediyeen ku weerarray dowladda Soomaaliya kana digay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-20T21:04:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-20T21:04:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\",\"name\":\"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-20T21:04:18+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-20T21:04:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon","og_description":"Maalinta Axad ah toddobaadka danbe oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bishan November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharixiintan ayaa intooda badan maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho iyaga oo khudbado ay siyaabo kala duwan u jeediyeen ku weerarray dowladda Soomaaliya kana digay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-20T21:04:18+00:00","article_modified_time":"2020-11-20T21:04:58+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","name":"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg","datePublished":"2020-11-20T21:04:18+00:00","dateModified":"2020-11-20T21:04:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126459191_3570168056403110_1674020038384134537_n.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-xilka-madaxweynaha-soomaaliya-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo Shir uga furmaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153225"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153228,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153225\/revisions\/153228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153226"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}