{"id":153273,"date":"2020-11-21T23:02:05","date_gmt":"2020-11-21T20:02:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153273"},"modified":"2020-11-21T23:02:51","modified_gmt":"2020-11-21T20:02:51","slug":"daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153275\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png\" alt=\"\" width=\"759\" height=\"559\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png 759w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26-300x221.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26-696x513.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26-570x420.png 570w\" sizes=\"(max-width: 759px) 100vw, 759px\" \/>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa cadeeyey cidda ay la tahay inay masuul ka aheyd in loo dhiibo Itoobiya, sidoo kale waxa uu ka hadlay waxa uu ka aaminsanyahay musharaxnimada Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Cabdikariin Qalbidhagax oo wareysigan siiyey Weriye Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa sheegay in dalkan loo doortay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaguna uu leeyahay mas\u2019uuliyadda koowaad ee dhibaatooyinkii dhacay.<\/p>\n<p>\u201cDunuubtan tirada badan ee dalka ka dhacay, markii aan si fiican u qiimeyno waxaa jira qof wadankan loo doortay, shacabka Soomaaliyeed baarlamaanka ay soo doorteen waxay cod siiyeen Farmaajo, isaga ayey aheyd inuu xafido xuquuqda qofka mawaadinta ah intii uu awoodo, dembi kasta oo dhacay marka waxaa mas\u2019uuliyadiisa koowaad iska leh Madaxweynihii umadaan ay dooratay Maxamed Cabdullahi Farmaajo,\u201d ayuu yiri Qalbidhagax.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyey sida uu arko musharaxminada Kheyre oo xilligii la dhiibay ahaa wasiirkii koowaad ee xukuumadda ayuu sheegay inuu bogaadinayo, hadii Kheyre isu arkay inuu yahay nin Soomaali wax tari kara.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qalbidhagax ayaa shaaciyey xog uu ka helay sidii isaga ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF loogu daray liiska argagixisada, isagoo sheegay inay fiicnaan laheyd in Kheyre cadeeyo doorkii uu ku lahaa dhiibistiisa.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Kheyre ay la gudboontahay inuu yiraahdo \u2018qaladkii dhacay intaas ayaan ku lahaa ee hala iga raali noqdo\u2019 maadaama sida uu sheegay Qalbidhagax bini\u2019aadanku qaldami karo mar kasta.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdikariin Qalbidhagax ayaa sheegay inuu aad ugu farxay markii uu arkay Xasan Cali Kheyre oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ka raali geliyey doorkii uu ku lahaa wixii loo geystay.<\/p>\n<p>\u201cQadiyadeydu waxay aheyd mid foolxun oo Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ay gashay, taas oo dhaawac culus noo geysatay. Mas\u2019uuliyaduna meel ayey ka bilaabataan kuna dhamaataa, ninka loo igmadayna waa madaxweynah Soomaaliya runtii,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Qalbidhagax oo sii hadlayey ayaa yiri, \u201cGolaha wasiirrada maalinkii ay fariisanayeen, waxaan xog ku helay in mudo markii ay fadhiyeen oo qodobkan la isku mari waayey inuu Mahdi Guuleed warqad la soo baxay ee akhriyey sababta ONLF iyo aniga argagixiso nagoola dhigaayo, isagoo halkaas ka sheegay in wax jawaab ah aysan ka furneyn ee la codeeyo, marka waxaan jeclaan lahaa in Kheyre iyo ragiisa ay cadeyaan sidii ay wax u dhaceen maalinkaas.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uhXkEdaPhXs\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa cadeeyey cidda ay la tahay inay masuul ka aheyd in loo dhiibo Itoobiya, sidoo kale waxa uu ka hadlay waxa uu ka aaminsanyahay musharaxnimada Xasan Cali Kheyre. Cabdikariin Qalbidhagax oo wareysigan siiyey Weriye Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa sheegay in dalkan loo doortay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaguna uu leeyahay mas\u2019uuliyadda koowaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153275,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa cadeeyey cidda ay la tahay inay masuul ka aheyd in loo dhiibo Itoobiya, sidoo kale waxa uu ka hadlay waxa uu ka aaminsanyahay musharaxnimada Xasan Cali Kheyre. Cabdikariin Qalbidhagax oo wareysigan siiyey Weriye Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa sheegay in dalkan loo doortay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaguna uu leeyahay mas\u2019uuliyadda koowaad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-21T20:02:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-21T20:02:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"759\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"559\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png\",\"datePublished\":\"2020-11-21T20:02:05+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-21T20:02:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png\",\"width\":759,\"height\":559},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia - Wardoon","og_description":"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa cadeeyey cidda ay la tahay inay masuul ka aheyd in loo dhiibo Itoobiya, sidoo kale waxa uu ka hadlay waxa uu ka aaminsanyahay musharaxnimada Xasan Cali Kheyre. Cabdikariin Qalbidhagax oo wareysigan siiyey Weriye Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa sheegay in dalkan loo doortay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaguna uu leeyahay mas\u2019uuliyadda koowaad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-21T20:02:05+00:00","article_modified_time":"2020-11-21T20:02:51+00:00","og_image":[{"width":759,"height":559,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/","name":"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png","datePublished":"2020-11-21T20:02:05+00:00","dateModified":"2020-11-21T20:02:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-26.png","width":759,"height":559},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbidhagax-oo-ka-hadlay-cidda-u-dhiibtay-ethiopia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qalbidhagax oo ka hadlay cidda u dhiibtay Ethiopia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153273"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153273"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153276,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153273\/revisions\/153276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153275"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}