{"id":153386,"date":"2020-11-23T23:43:13","date_gmt":"2020-11-23T20:43:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153386"},"modified":"2020-11-23T23:43:52","modified_gmt":"2020-11-23T20:43:52","slug":"daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Suudi &#8220;Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay arrimaha doorashada dalka, isagoo aad u eedeeyey ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in labadaas nin uu mudo dheer ka xishoonayey, balse hadda kadib aan loo dul waadan doonin, isagoo ku eedeeyey inay siyaasadda dalka ku cayaarayaan.<\/p>\n<p>\u201cMahdi Guuleed reer waqooyi waa naga celi waayeen, hadii Amxaaro leedahana waa naga celi weysay, anagu inaan sii dhowranana af-maaha,\u201d ayuu yiri Muuse Suudi.<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri, \u201cFahad Yaasiin reer Ow-Xasan waa naga cesha waayeen, waxa dalkeenna ku cayaarayana waa isagaa la leeyahay, anigoo og in labaduba aysan eeda laheyn ee uu Farmaajo yahay ninka dalka ku cayaaraya, balse jecel in eeda hoostiisa laga qaado,\u201d ayuu yiri Senator Muuse Suudi.<\/p>\n<p>Senatorka ayaa sheegay in musharaxiinta uu Muqdisho shirku uga socdo ee diidan sida ay wax u socdaan ay uga damqasho badanyihiin sida wax loo maamulayo.<\/p>\n<p>\u201cDadka shiraaya waa ka qandho badanahay, waxaana uga qandho badanahay, dalka lagu cayaaraayo iyo dadka tirada badan ee aamusan, deeqdoodana la cunaayo ayaan ka qandhanahay,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Senator Muuse Suudi Yalaxow.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidanka Qaranka la beeleeyey, isla markaana la beegsaday kuwii ka soo jeeday hal beel, sidoo kale waxa uu sheegay in si loo dhimo awooda ciidankaas marar badan loo diray meelo khatar ah oo miinooyin lagu laayey, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Ragga xukumada booliska iyo Nabad sugidda yaa waaye, ciidanka Qaranka meeqa ayey ku leeyihiin, shilin ayaan kugu gumeysanaa wax soconaaya maaha, sababtoo ah canshuurta dadkoodaa laga qaadaa, gobolkiisii ciidan ayuu leeyahay oo talis u gooni ah ayuu leeyahay, kaagana isagaa xukumaaya, wax la qaadan karo maaha\u201d ayuu yiri Senator Muuse Suudi oo ka tirsan golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6k9VJUO1kdA\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay arrimaha doorashada dalka, isagoo aad u eedeeyey ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin. Waxa uu sheegay in labadaas nin uu mudo dheer ka xishoonayey, balse hadda kadib aan loo dul waadan doonin, isagoo ku eedeeyey inay siyaasadda dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153387,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Suudi &quot;Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Suudi &quot;Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay arrimaha doorashada dalka, isagoo aad u eedeeyey ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin. Waxa uu sheegay in labadaas nin uu mudo dheer ka xishoonayey, balse hadda kadib aan loo dul waadan doonin, isagoo ku eedeeyey inay siyaasadda dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-23T20:43:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-23T20:43:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Suudi \\\"Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png\",\"datePublished\":\"2020-11-23T20:43:13+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-23T20:43:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png\",\"width\":744,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Suudi &#8220;Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Suudi \"Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Suudi \"Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen\" - Wardoon","og_description":"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay arrimaha doorashada dalka, isagoo aad u eedeeyey ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin. Waxa uu sheegay in labadaas nin uu mudo dheer ka xishoonayey, balse hadda kadib aan loo dul waadan doonin, isagoo ku eedeeyey inay siyaasadda dalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-23T20:43:13+00:00","article_modified_time":"2020-11-23T20:43:52+00:00","og_image":[{"width":744,"height":500,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/","name":"DAAWO:-Muuse Suudi \"Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png","datePublished":"2020-11-23T20:43:13+00:00","dateModified":"2020-11-23T20:43:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-30.png","width":744,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-fahad-yaasiin-reer-ow-xasan-waa-naga-celi-waayeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Suudi &#8220;Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153386"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153386"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153389,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153386\/revisions\/153389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}