{"id":153392,"date":"2020-11-24T12:21:55","date_gmt":"2020-11-24T09:21:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153392"},"modified":"2020-11-24T12:21:55","modified_gmt":"2020-11-24T09:21:55","slug":"trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/","title":{"rendered":"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153393\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg\" alt=\"\" width=\"982\" height=\"726\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg 982w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789-300x222.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789-768x568.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789-696x515.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789-568x420.jpg 568w\" sizes=\"(max-width: 982px) 100vw, 982px\" \/>Madaxweyne Donald Trump ayaa oggolaaday in uu bilaabo marxaladdii xil-wareejinta ee Joe Biden kula wareegi lahaa xafiiska.<\/p>\n<p>Trump ayaa sheegay in hay\u2019adda federaalka ee dusha kala socota wareejintu ay tahay in ay \u201csameyso waxa loo baahan yahay in la sameeyo\u201d, inkasta oo uu wacad ku maray in uu sii wadi doono loollankiisa dhanka sharciga ah ee doorashada.<\/p>\n<p>Maamulka adeegyada guud (GSA) ayaa sheegay inay qirayaan Mr Biden inuu yahay \u201cguulaystaha hadda\u201d.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imanaysa kaddib markii Michigan la xaqiijiyey ku guulaysigeeda dhabta ah , taas oo dharbaaxo weyn oo ku ahayd Mr Trump.<\/p>\n<p>Kooxda Biden ayaa si weyn u soo dhaweysay hadalka ka soo yeeray Trump uu ku oggolaaday marxaladda xil wareejinta iney billaabanto.<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxay Trump ayaa waxaa lagu sheegay tallaabbadan iney tahay mid loo baahnaa si loo billaabo wax ka qabashada dhibaatooyinka bulshada haysata oo ay ka mid tahay dhaqaalaha dalka in lagu soo celiyo waddadii saxda ahayd.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Trump uu gaadhay ayaa la sheegay hay\u2019adaha dowladda dhexe ee Mareykanka iney u sahleyso iney si rasmi ah u billaabaan marxaladda xil wareejinta labada madaxweyne, kan la doortay iyo kan laga guuleystay.<\/p>\n<p>Mr Trump wuxuu bartiisa Twitter-ka uu ku soo qoray hay\u2019adaha federaalku iney marxaladda xil wareejinta ay si rasmi ah u billaabaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sida oo kale Kooxda Biden uu ku wargeliyey iney iyaguna dhankooda howsha kaga aaddan xil wareejinta ay guda galaan.<\/p>\n<p>Emily Murphy oo howlahan u xilsaaran waxay sheegtay madaxweynaha la doortay inay u heleyso 6.3 malyan oo doolar oo howsha lagu fuliyo.<\/p>\n<p>Ms Marphy waxaa dhalleeceyn xooggan uga timid dhinacyada siyaasadeed iyaga oo ku eedeeyey iney ku guul darreysatay iney billawdo marxaladda ay labada madaxweyne xilka kula kala wareegi lahaayeen.<\/p>\n<p>Ms Murphy waxay iyaduna sheegtay wakiillada dimuqraadiga ee Aqalka golaha wakiillada iney qorsheeyeen Isniinta iney xildhibaannada uga warbixiso dib u dhaca yimid.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump wuxuu cadaadis xooggan uu uga imaneyey xubnaha sarsare ee xisbiga dimuqraadiga oo ay ku jiraan shaqsiyaada ay Trump aad isugu dhow yihiin.<\/p>\n<p>Isha: BBC.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa oggolaaday in uu bilaabo marxaladdii xil-wareejinta ee Joe Biden kula wareegi lahaa xafiiska. Trump ayaa sheegay in hay\u2019adda federaalka ee dusha kala socota wareejintu ay tahay in ay \u201csameyso waxa loo baahan yahay in la sameeyo\u201d, inkasta oo uu wacad ku maray in uu sii wadi doono loollankiisa dhanka sharciga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Donald Trump ayaa oggolaaday in uu bilaabo marxaladdii xil-wareejinta ee Joe Biden kula wareegi lahaa xafiiska. Trump ayaa sheegay in hay\u2019adda federaalka ee dusha kala socota wareejintu ay tahay in ay \u201csameyso waxa loo baahan yahay in la sameeyo\u201d, inkasta oo uu wacad ku maray in uu sii wadi doono loollankiisa dhanka sharciga ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-24T09:21:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"982\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"726\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/\",\"name\":\"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-24T09:21:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg\",\"width\":982,\"height\":726},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Donald Trump ayaa oggolaaday in uu bilaabo marxaladdii xil-wareejinta ee Joe Biden kula wareegi lahaa xafiiska. Trump ayaa sheegay in hay\u2019adda federaalka ee dusha kala socota wareejintu ay tahay in ay \u201csameyso waxa loo baahan yahay in la sameeyo\u201d, inkasta oo uu wacad ku maray in uu sii wadi doono loollankiisa dhanka sharciga ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-24T09:21:55+00:00","og_image":[{"width":982,"height":726,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/","name":"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg","datePublished":"2020-11-24T09:21:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/GettyImages-1229608789.jpg","width":982,"height":726},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ogolaaday-inuu-xilka-baneeyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TRUMP oo ogolaaday inuu xilka baneeyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153392"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153394,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153392\/revisions\/153394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153393"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}