{"id":153549,"date":"2020-11-27T11:57:15","date_gmt":"2020-11-27T08:57:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153549"},"modified":"2020-11-27T11:57:15","modified_gmt":"2020-11-27T08:57:15","slug":"donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/","title":{"rendered":"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153550\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png 710w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39-300x188.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39-696x437.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39-669x420.png 669w\" sizes=\"(max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/>Madaxweynaha mudadiisa xil hayntu dhammaatay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha xiga ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa diiday inuu aqbalo guuldaradii ka soo gaadhay codbixintii 3 November, wuxuuna saxaafada u sheegay khamiistii inay adkaan doonto in la ogollaado, isagoona markale celiyey sheegashooyin aan caddayn lahayn oo ah musuqmaasuq codbixineed.<\/p>\n<p>Joe Biden oo ahaa musharaxa xisbiga dimuquraadiga ah ee Maraykanka ayaa waxa uu ku hoggaaminayaa Donald Trump 306 cod halka Trump helay 232 iyadoo la raacayo nidaamka ergada doorashada ee lagu soo xulo madaxweynayaasha Mareykanka.<\/p>\n<p>Tirada ayaa aad uga badan 270 oo ah intii loo baahnaa in lagu guuleysto, Mr Biden ayaa sidoo kale hoggaaminaya codbixinta dadweynaha in ka badan lix milyan, Iyadoona Dimuquraadiga Joe Biden loo dhaarin doono xilka madaxweynenimada 20-ka bisha Janaayo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/election-us-2020-55096851\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha mudadiisa xil hayntu dhammaatay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha xiga ee Mareykanka. Madaxweynaha ayaa diiday inuu aqbalo guuldaradii ka soo gaadhay codbixintii 3 November, wuxuuna saxaafada u sheegay khamiistii inay adkaan doonto in la ogollaado, isagoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha mudadiisa xil hayntu dhammaatay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha xiga ee Mareykanka. Madaxweynaha ayaa diiday inuu aqbalo guuldaradii ka soo gaadhay codbixintii 3 November, wuxuuna saxaafada u sheegay khamiistii inay adkaan doonto in la ogollaado, isagoona [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-27T08:57:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"710\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/\",\"name\":\"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png\",\"datePublished\":\"2020-11-27T08:57:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png\",\"width\":710,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha mudadiisa xil hayntu dhammaatay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha xiga ee Mareykanka. Madaxweynaha ayaa diiday inuu aqbalo guuldaradii ka soo gaadhay codbixintii 3 November, wuxuuna saxaafada u sheegay khamiistii inay adkaan doonto in la ogollaado, isagoona [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-27T08:57:15+00:00","og_image":[{"width":710,"height":446,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/","name":"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png","datePublished":"2020-11-27T08:57:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-39.png","width":710,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tegayo-aqalka-cad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka tegayo aqalka cad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153551,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153549\/revisions\/153551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153550"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}