{"id":153578,"date":"2020-11-28T12:08:28","date_gmt":"2020-11-28T09:08:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153578"},"modified":"2020-11-28T12:08:28","modified_gmt":"2020-11-28T09:08:28","slug":"maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/","title":{"rendered":"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153579\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"542\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington-300x234.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington-539x420.jpg 539w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Cabdicasiis, gaar ahaan, halka loo yaqaano Laansaleeti.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas lala eegtay gaari uu la socday maareeyaha dekedda weyn ee magaalada Muqdisho Axmed Waashinton, inkastoo uu ka bad-badaay qaraxaasi.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyey ugu yaraan labo askari oo ka mid ah ilaalada maareeyaha ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, sida ay innoo sheegeen ilo deegaanka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo durbo meesha ay wax ka dhaceen, kuwaas oo baaritaano ka bilaabay halkaasi.<\/p>\n<p>Xalay ayey aheyd markii qarax is-miidaamin ahaa oo dhalinyaro lagu dilay uu ka dhacay wadada aada dhinaca garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Cabdicasiis, gaar ahaan, halka loo yaqaano Laansaleeti. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas lala eegtay gaari uu la socday maareeyaha dekedda weyn ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Cabdicasiis, gaar ahaan, halka loo yaqaano Laansaleeti. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas lala eegtay gaari uu la socday maareeyaha dekedda weyn ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-28T09:08:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"542\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/\",\"name\":\"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-28T09:08:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg\",\"width\":696,\"height\":542},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Cabdicasiis, gaar ahaan, halka loo yaqaano Laansaleeti. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaas lala eegtay gaari uu la socday maareeyaha dekedda weyn ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-28T09:08:28+00:00","og_image":[{"width":696,"height":542,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/","name":"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg","datePublished":"2020-11-28T09:08:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Washington.jpg","width":696,"height":542},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maareeyaha dekedda Muqdisho oo qarax kabadbaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153578"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153580,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153578\/revisions\/153580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}