{"id":153584,"date":"2020-11-28T12:34:48","date_gmt":"2020-11-28T09:34:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153584"},"modified":"2020-11-28T12:34:48","modified_gmt":"2020-11-28T09:34:48","slug":"aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/","title":{"rendered":"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas wadareed loogu sameeyay 8 dhalinyaro ah oo xalay ku geeriyooday Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa mid Is-miidaamin ah ayaa waxaa fuliyay qof da\u2019 ah oo watay khamiis iskuna soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ah, isla markaana uu gudaha u galay Maqaayad Gelato Divino oo ah goob lagu iibiyo Mac-macaan oo ay daka fadhiistaan.<\/p>\n<p>Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaas oo jugtiisa inta badan maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana waxyeelada inta badan ay soo gaartay dad u badan dhalinyaro oo ku Caweynayay Maqaaxida Gelato Divino.<\/p>\n<p>8 dhalinyrao ah oo siwey loo yaqaanay ayaa ku naf-waayay qaraxas, halka dad ku dhow 8 qof kalena ay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen, kuwaasi oo la geeyay xarumo Caafimaad oo ku yaalla Caasimadda dalka, si xaaladooda Caafimaad loogu dabiibo.<\/p>\n<p>Boqolaal qof oo isugu jiray Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay Aaska loo sameeyay dhalinyaradii xalay ku geeriyooday qaraxaas, iyagoona tacis loo diray.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa sheegtay Mas\u2019uuliyada qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyagoona sheegay inay bartilmaameedsadeen Saraakii isugu jiray Sirdoon iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa maqaaxida uu qaraxu ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas wadareed loogu sameeyay 8 dhalinyaro ah oo xalay ku geeriyooday Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Qaraxa oo ahaa mid Is-miidaamin ah ayaa waxaa fuliyay qof da\u2019 ah oo watay khamiis iskuna soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas wadareed loogu sameeyay 8 dhalinyaro ah oo xalay ku geeriyooday Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Qaraxa oo ahaa mid Is-miidaamin ah ayaa waxaa fuliyay qof da\u2019 ah oo watay khamiis iskuna soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-28T09:34:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"542\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"336\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/\",\"name\":\"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-28T09:34:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg\",\"width\":542,\"height\":336},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas wadareed loogu sameeyay 8 dhalinyaro ah oo xalay ku geeriyooday Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Qaraxa oo ahaa mid Is-miidaamin ah ayaa waxaa fuliyay qof da\u2019 ah oo watay khamiis iskuna soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-28T09:34:48+00:00","og_image":[{"width":542,"height":336,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/","name":"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg","datePublished":"2020-11-28T09:34:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/AAS-3.jpg","width":542,"height":336},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aas-wadareed-loo-sameeyey-dadkii-xalay-kudhintay-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aas Wadareed Loo Sameeyey Dadkii xalay kudhintay Qaraxii Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153584"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153586,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153584\/revisions\/153586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}