{"id":153720,"date":"2020-12-01T12:46:58","date_gmt":"2020-12-01T09:46:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153720"},"modified":"2020-12-01T12:46:58","modified_gmt":"2020-12-01T09:46:58","slug":"mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153721\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa mudo bil ku dhaw kasoo maqan deegaanada maamulka Galmudug, waxa uuna ku sugan yahay magaalada Muqdisho uu ka wado shirar siyaasadeed iyo abaabulo kale.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ahaa Xildhibaanada ay mudooyinkii dambe isku dhawaayeen Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ku eedeeyay in shaqadiisa gabay uuna noqday nin u dhaxeeya Muqdisho iyo Istanbuul<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Mahad Salaad in Galmudug ka jiraan dhibaatooyin badan ay ugu dambeesay dagaal dhiig badan ku daatay oo shalay ka dhacay Bacaadweyn iyo cabsi weyn uu sheegay in ay kusoo korortay wadada u dhaxeysa Guriceel iyo Dhuusomareeb.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Qoraal uu Xildhibaanka ku dhaliilay Madaxweynaha Galmudug<\/strong><\/p>\n<p>Degmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug weerar shalay Alshabaab ku qaadeen waxay ku dileen shacab iyo ciidan kor u dhaafaya 40 meeyo. Gaadiid dagaalna (Tikniko) waa ku qabsadeen.<\/p>\n<p>Wadada Guriceel iyo Dhuusamareeb isku xirta dhowr iyo toban sano kadib waa markii ugu horaysay oo dadka shacabka ah cabsi Alshabaab la\u2019mari waayaan. Mas\u2019uul xil hayana warkiisaba daay. Taliyaha Xooga Gen Odowaa waa tii maalmo kahor miinada loo geliyay Ilaaheyna ka badbaadiyay.<\/p>\n<p>Airport ka Dhuusamareeb Alshabaab dhowr mar ayay duqeeyeen, diyaaradii Madaxweyne Qoorqoor sidayna dhowr asbuuc kahor waa tii gantaalaha lidka diyaaradaha ku garaaceen mudo yar kadib markii ay ka duushay airport ka Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ugu yaraan siddeed (8) furimood oo Galmudug dhexdeeda ah waxa ka socda dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo reer Galmudug ah oo ay ugu horeeyaan kuwa uu ka dhashay Madaxweyne Qoorqoor iyo kuwa ka soo jeeda caasimada Galmudug Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor mudo bil ah Xamar, Istanbul iyo Xaafiiska Fahad Yaasiin ayuu u kala gooshayaa, deegaankii loo doortayna waxaas oo dhibaato ah ayaa kajira, maantana magaalada dhexdeeda ayuu ku soo dhajistay boor ay ku qorantahay GALMUDUG WARANKII YAANBAY KA TUMATAY!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa mudo bil ku dhaw kasoo maqan deegaanada maamulka Galmudug, waxa uuna ku sugan yahay magaalada Muqdisho uu ka wado shirar siyaasadeed iyo abaabulo kale. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ahaa Xildhibaanada ay mudooyinkii dambe isku dhawaayeen Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ku eedeeyay in shaqadiisa gabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153721,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa mudo bil ku dhaw kasoo maqan deegaanada maamulka Galmudug, waxa uuna ku sugan yahay magaalada Muqdisho uu ka wado shirar siyaasadeed iyo abaabulo kale. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ahaa Xildhibaanada ay mudooyinkii dambe isku dhawaayeen Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ku eedeeyay in shaqadiisa gabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-01T09:46:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/\",\"name\":\"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-01T09:46:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa mudo bil ku dhaw kasoo maqan deegaanada maamulka Galmudug, waxa uuna ku sugan yahay magaalada Muqdisho uu ka wado shirar siyaasadeed iyo abaabulo kale. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ahaa Xildhibaanada ay mudooyinkii dambe isku dhawaayeen Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ku eedeeyay in shaqadiisa gabay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-01T09:46:58+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/","name":"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg","datePublished":"2020-12-01T09:46:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Qoor Qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153720"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153722,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153720\/revisions\/153722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153721"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}