{"id":153778,"date":"2020-12-03T12:43:31","date_gmt":"2020-12-03T09:43:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153778"},"modified":"2020-12-03T12:43:31","modified_gmt":"2020-12-03T09:43:31","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153779\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1-696x416.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si kulul uga hadlay Mooshin iyo faragalin uu sheegay in lagu hayo xildhibaanada Maamulkaasi Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku Xigeenka ayaa eed kulul u jeediyay Siciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha Maamulkaasi Puntland, isagoo ku eedeyay in uu faragalin iyo iska horkeen ku hayo Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in golihii sharci dajinta oo la rabay inay isla xisaabtan iyo xeerar soo dajiyaan oo ay badbaadiyaan maatada iyo shacabka duruufta la daala dhacaya ee reer Puntland, waxaana intaas uu ku daray inay foodo ka bilaabatay gudaha Baarlamaanka, oo ay noqotay guri uu qof leeyahay, waxaana uu intaas ku daray Madaxweyne ku xigeenku in aysan ahayn wax la qaadan karo in xildhibaanadiina la iska eryo.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Aqriso Qoraalka uu Soo saaray Karaasha<\/strong><\/p>\n<p>Wax loo dulqaadan karo maaha lagamana aamusi karo in sharciga iyo dastuurka Puntland lagu tunto oo wixii la rabo laga samaysto.<\/p>\n<p>Iyadoo sicir bararka ka jira dhamaan deegaanada Puntland uu gaadhay heerkii ugu sareeyey oo madaxweynuhuna amar keligii ku kooban uu kuso rogay shacabka laguna mamnuucay lacagtii shillin soomaaliga in hadana golihii sharci dajinta oo la rabay inay isla xisaabtan iyo xeerar soo dajiyaan oo badbaadiyaan maatada iyo shacabka duruufta la daala dhacaya inay foodo ka bilaabato oo noqoto guri qof leeyahay xildhibaanadiina la iska eryo wax la qaadan karo maaha.<\/p>\n<p>Fadlan mudane madaxweyne ummadan waa u wada dhaaranay ee aan u adeegno sharcigana dhowr faragelinta qaawana ka jooji Baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si kulul uga hadlay Mooshin iyo faragalin uu sheegay in lagu hayo xildhibaanada Maamulkaasi Puntland. Madaxweyne ku Xigeenka ayaa eed kulul u jeediyay Siciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha Maamulkaasi Puntland, isagoo ku eedeyay in uu faragalin iyo iska horkeen ku hayo Xildhibaanada. Qoraal uu soo saaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si kulul uga hadlay Mooshin iyo faragalin uu sheegay in lagu hayo xildhibaanada Maamulkaasi Puntland. Madaxweyne ku Xigeenka ayaa eed kulul u jeediyay Siciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha Maamulkaasi Puntland, isagoo ku eedeyay in uu faragalin iyo iska horkeen ku hayo Xildhibaanada. Qoraal uu soo saaray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-03T09:43:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-03T09:43:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si kulul uga hadlay Mooshin iyo faragalin uu sheegay in lagu hayo xildhibaanada Maamulkaasi Puntland. Madaxweyne ku Xigeenka ayaa eed kulul u jeediyay Siciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha Maamulkaasi Puntland, isagoo ku eedeyay in uu faragalin iyo iska horkeen ku hayo Xildhibaanada. Qoraal uu soo saaray [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-03T09:43:31+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/","name":"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg","datePublished":"2020-12-03T09:43:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/karaaash-720x430-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-ka-hor-yimid-xildhibaano-xasaanadii-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaano Xasaanadii Laga Qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153778"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153780,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153778\/revisions\/153780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153779"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}