{"id":153855,"date":"2020-12-04T18:25:39","date_gmt":"2020-12-04T15:25:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153855"},"modified":"2020-12-04T18:25:39","modified_gmt":"2020-12-04T15:25:39","slug":"heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/","title":{"rendered":"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153820\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129293567_830995507738853_5737064222261123729_o-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in heshiis horu dhac ah ka gaareen xiisada magaaladaasi ka taagan Wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya iyo Odayaasha Dhaqanka Baladweyne.<\/p>\n<p>Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Jeneraal Muqtaar Xasan Afrax iyo Odayaasha dhaqanka magaalada qaarkood ayaa looga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay Baladweyne iyo sidii xaalada loo dejin lahaa.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaana kulankooda uga wada hadlay sidii loo xalin lagaa xiisada saakay ka dhalatay safar la sheegay in Cali Guudlaawe ku imaan lahaa Baladweyne, waxaana magaalada ka dhacay dagaal iyo banaan baxyo rabshado xoogan watay.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka magaalada Baladweyne ayaa heshiisyo horu dhac ah oo lagu dejinayo xiisada ka taagan magaalada Baladweyne gaaray, waxa ayna labada dhinac isku afgarteen in laga fogaado dagaal iyo rabshado.<\/p>\n<p><strong>Qodobada labada dhinac ku heshiiyeen ayaa waxaa kamid ah<\/strong><\/p>\n<p>1: In Wasiirka Arrimaha gudaha uu Odayaasha u ballan qaaday in Madaxweynaha Hir-Shabeelle tegi doonin Beledweyne ilaa xal laga gaaro khilaafka jira iyo tabashada ay qabaan Reer Hiiraan.<\/p>\n<p>2: In Ciidamada Dowladda aysan awood Ciidan u adeegsan doonin dadka diidan dhismaha Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle, kuwaas oo maalamahaan banaanbaxyo ka waday Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>3: Wasiirka Arrimaah Gudaha ayaa Odayaasha Dhaqanka ka dalbaday inay xiisada dejiyaan sidoo kalena ka qeyb qaataan sidii loo furi lahaa wadooyinka ay xireen dadka banaanbaxa ka dhigayay Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>4: In Odayaasha Dhaqanka ay Wasiirka u keenaan Warqad ay kusoo qorayaan tabashada ay ka qabaan Maamulka Hir-Shabeelle si uu ugu gudbiyo Madaxda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in heshiis horu dhac ah ka gaareen xiisada magaaladaasi ka taagan Wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya iyo Odayaasha Dhaqanka Baladweyne. Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Jeneraal Muqtaar Xasan Afrax iyo Odayaasha dhaqanka magaalada qaarkood ayaa looga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay Baladweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in heshiis horu dhac ah ka gaareen xiisada magaaladaasi ka taagan Wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya iyo Odayaasha Dhaqanka Baladweyne. Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Jeneraal Muqtaar Xasan Afrax iyo Odayaasha dhaqanka magaalada qaarkood ayaa looga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay Baladweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-04T15:25:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/\",\"name\":\"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-04T15:25:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in heshiis horu dhac ah ka gaareen xiisada magaaladaasi ka taagan Wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya iyo Odayaasha Dhaqanka Baladweyne. Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Jeneraal Muqtaar Xasan Afrax iyo Odayaasha dhaqanka magaalada qaarkood ayaa looga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay Baladweyne [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-04T15:25:39+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/","name":"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg","datePublished":"2020-12-04T15:25:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129091869_830995447738859_8602720109393033466_o.jpg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/heshiis-horu-dhac-ah-oo-laga-gaaray-xiisada-baladweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray xiisada Baladweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153855"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153856,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153855\/revisions\/153856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}