{"id":153867,"date":"2020-12-05T12:50:54","date_gmt":"2020-12-05T09:50:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153867"},"modified":"2020-12-05T12:50:54","modified_gmt":"2020-12-05T09:50:54","slug":"suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/","title":{"rendered":"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153868\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1-696x416.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Maanta mar kale xiran Xarumaha Ganacsiga ee ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoo aysan jirin dhaq-dhaqaaqyo Ganacsi ah oo jira, sida aan wararka uga heleyno halkaas.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Gancsatada oo warbaahinta la hadlay ayaa u sheegay in mar kale Go\u2019aan lagu gaaray in aan la furin Xarumaha Ganacsiga ee Boosaaso, sababo la xiriira sicir barar xoogan oo weli taagan iyo lacagta shilinka Soomaaliga oo qiimo beeshay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Gancsatada ayaa tilmaamay in weli uusan maamulka Puntland waxba ka qaban cabashooyin dhowr ah oo ay u gudbiyeen Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ku aadan diidmada lacagta shilling-ka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Gancsatada kunool Magaalada Boosaaso ayaa Maamulka sare ee Puntland ugu baaqay inay wax badan ka qabtaan sarifka lacagaha qalaad iyo sicir bararka xoogan ee jira saameynta yeeshay, iyagoona Caddeeyay in xarumohoodu ganacsiga ay sii xirnaan doonaan inta laga helayo xal wax looga qabanayo cabashadooda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale deegaanada Puntland waxaan maanta ka hirgalay Amar kaso baxay Golaha Wasiirada Puntland oo ahaa in shirkadaha Isgaarsiinta ay joojiyaan kudirista Mobile-ka $1 iyo wixii ka yar iyagoo adeegsanaya edeegyada kala ah SAHAL IYO E-DAHAHB.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta mar kale xiran Xarumaha Ganacsiga ee ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoo aysan jirin dhaq-dhaqaaqyo Ganacsi ah oo jira, sida aan wararka uga heleyno halkaas. Qaar kamid ah Gancsatada oo warbaahinta la hadlay ayaa u sheegay in mar kale Go\u2019aan lagu gaaray in aan la furin Xarumaha Ganacsiga ee Boosaaso, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta mar kale xiran Xarumaha Ganacsiga ee ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoo aysan jirin dhaq-dhaqaaqyo Ganacsi ah oo jira, sida aan wararka uga heleyno halkaas. Qaar kamid ah Gancsatada oo warbaahinta la hadlay ayaa u sheegay in mar kale Go\u2019aan lagu gaaray in aan la furin Xarumaha Ganacsiga ee Boosaaso, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-05T09:50:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/\",\"name\":\"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-05T09:50:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta mar kale xiran Xarumaha Ganacsiga ee ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoo aysan jirin dhaq-dhaqaaqyo Ganacsi ah oo jira, sida aan wararka uga heleyno halkaas. Qaar kamid ah Gancsatada oo warbaahinta la hadlay ayaa u sheegay in mar kale Go\u2019aan lagu gaaray in aan la furin Xarumaha Ganacsiga ee Boosaaso, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-05T09:50:54+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/","name":"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg","datePublished":"2020-12-05T09:50:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/suuq-720x430-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/suuqyada-boosaaso-oo-mar-kale-maanta-xiran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Suuqyada Boosaaso Oo Mar Kale Maanta Xiran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153867"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153869,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153867\/revisions\/153869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}