{"id":153873,"date":"2020-12-05T12:59:22","date_gmt":"2020-12-05T09:59:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153873"},"modified":"2020-12-05T12:59:22","modified_gmt":"2020-12-05T09:59:22","slug":"daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdijamaal oo kamid ahaa 8 xildhibaan oo barlamaanka Puntland xasaanadda kala laabteen ayaa ka hadlay wixii ka dhacay golaha wakiilada, isagoona eedda u saaray madaxweynaha iyo guddoomiyaha barlamaanka.<\/p>\n<p>Cabdijamaal Cismaan, ayaa sheegay in madaxweyne Deni iyo kooxdiisu ay ka dambeeyeen wixii ka dhacay golaha wakiilada, wuxuuna sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbaro, aysanna middaasi dhacdeen haddii ay ogsoon yihiin waxa uu yahay.<\/p>\n<p>\u201cHaddii lagu sheegayna waa la isa sheelaa haddii lagu sheelana waa laysa sheegaaye , Marka waan ku khasbanahay in aan madaxweyne Siciid Deni iyo kooxdiisa aan usheego waxaan ahay , sababtoo ah haddii aan is-garanayno sifooyin-ka hadda socda nama dhex-mareen\u201d<\/p>\n<p>Dhanka kalena, Cabdijamaal ayaa sheegay in guddoomiyaha barlamaanku uusan ku haboonayn daadihinta golaha arrinta xasaanadda looga xayuubiyeyna ay tahay farriin uu ka soo qaaday madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiye Cabdirashiid waa nin abwaana, golaha fanka aad buu ugu fiicnaan lahaa , golihiisii buu ka yimid , mid kaloo aan maqaamkiisa ahayn ayuu soo galay , wuxuuna noqday maykarafoon lagu hadlo oo wax la faro , wixii baarlamaanka ka dhacay wuxuu isagu keenay maaha , ee waa fariin uu soofaray madaxweyne Deni \u201c<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aA44n4ZsT6E\" width=\"678\" height=\"581\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdijamaal oo kamid ahaa 8 xildhibaan oo barlamaanka Puntland xasaanadda kala laabteen ayaa ka hadlay wixii ka dhacay golaha wakiilada, isagoona eedda u saaray madaxweynaha iyo guddoomiyaha barlamaanka. Cabdijamaal Cismaan, ayaa sheegay in madaxweyne Deni iyo kooxdiisu ay ka dambeeyeen wixii ka dhacay golaha wakiilada, wuxuuna sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbaro, aysanna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdijamaal oo kamid ahaa 8 xildhibaan oo barlamaanka Puntland xasaanadda kala laabteen ayaa ka hadlay wixii ka dhacay golaha wakiilada, isagoona eedda u saaray madaxweynaha iyo guddoomiyaha barlamaanka. Cabdijamaal Cismaan, ayaa sheegay in madaxweyne Deni iyo kooxdiisu ay ka dambeeyeen wixii ka dhacay golaha wakiilada, wuxuuna sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbaro, aysanna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-05T09:59:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"667\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2020-12-05T09:59:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png\",\"width\":667,\"height\":431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdijamaal oo kamid ahaa 8 xildhibaan oo barlamaanka Puntland xasaanadda kala laabteen ayaa ka hadlay wixii ka dhacay golaha wakiilada, isagoona eedda u saaray madaxweynaha iyo guddoomiyaha barlamaanka. Cabdijamaal Cismaan, ayaa sheegay in madaxweyne Deni iyo kooxdiisu ay ka dambeeyeen wixii ka dhacay golaha wakiilada, wuxuuna sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbaro, aysanna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-05T09:59:22+00:00","og_image":[{"width":667,"height":431,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/","name":"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png","datePublished":"2020-12-05T09:59:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-6.png","width":667,"height":431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-m-weyne-deni-iyo-kooxdiisa-waan-isbaraynaa-hadaysan-i-aqoon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cM\/weyne Deni iyo Kooxdiisa waan isbaraynaa hadaysan i aqoon\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153873"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153875,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153873\/revisions\/153875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}