{"id":153888,"date":"2020-12-05T21:58:56","date_gmt":"2020-12-05T18:58:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153888"},"modified":"2020-12-05T21:58:56","modified_gmt":"2020-12-05T18:58:56","slug":"daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153889\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png\" alt=\"\" width=\"706\" height=\"505\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png 706w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7-300x215.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7-696x498.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7-587x420.png 587w\" sizes=\"(max-width: 706px) 100vw, 706px\" \/>Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray tallaabooyin Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso inay ku bixiso ruqsadaha Baarista Shidaalka dalka.<\/p>\n<p>War ka soo baxay golaha musharixiinta ayaa waxaa walaac looga muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay tallaabadaas boob hanti qaran, xili lagu jiro marxalad Doorasho oo kala guur ah.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ayaa sheegay in tallaabadan ay lid ku tahay nidaamka dowlad-wanaagga iyo Mas\u2019uuliyada Qarannimo, iyadoo sidoo kalena dhaawaceysa dadaalkii iyo heshiiskii geedi socodka deyn Cafinta dowladda Somalia kula jirto Hay\u2019adda lacgata Adduunka.<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina musharaxiinta ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu baaqay inuu ka waantoobo ku takrifalka musuq-maasuqa hantida Qaranka, isla markaana si deg deg ah u joojiyo ruqsad bixinta baarista Shidaalka dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7Af2wajLROg\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray tallaabooyin Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso inay ku bixiso ruqsadaha Baarista Shidaalka dalka. War ka soo baxay golaha musharixiinta ayaa waxaa walaac looga muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay tallaabadaas boob hanti qaran, xili lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray tallaabooyin Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso inay ku bixiso ruqsadaha Baarista Shidaalka dalka. War ka soo baxay golaha musharixiinta ayaa waxaa walaac looga muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay tallaabadaas boob hanti qaran, xili lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-05T18:58:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"505\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/\",\"name\":\"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png\",\"datePublished\":\"2020-12-05T18:58:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png\",\"width\":706,\"height\":505},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia - Wardoon","og_description":"Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray tallaabooyin Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso inay ku bixiso ruqsadaha Baarista Shidaalka dalka. War ka soo baxay golaha musharixiinta ayaa waxaa walaac looga muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay tallaabadaas boob hanti qaran, xili lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-05T18:58:56+00:00","og_image":[{"width":706,"height":505,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/","name":"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png","datePublished":"2020-12-05T18:58:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-7.png","width":706,"height":505},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharaxiinta-oo-shaaciyey-in-boob-lagu-billaabay-shidaalka-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Musharaxiinta oo shaaciyey \u2018in boob lagu billaabay shidaalka somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153888"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153888"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153890,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153888\/revisions\/153890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153889"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}