{"id":153894,"date":"2020-12-05T22:06:14","date_gmt":"2020-12-05T19:06:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153894"},"modified":"2020-12-05T22:06:14","modified_gmt":"2020-12-05T19:06:14","slug":"waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/","title":{"rendered":"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153895\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Guddiga doorashada heer Federaal oo ay Xukuumadda magacawday ayaa maanta iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxigeen, kaddib todobaadyo xubnaha Guddiga ku xareysnaayeen Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxamed Xasan Maxamed oo loo yaqaano Cirro ayaa ku guuleystay 17 cod.<\/p>\n<p>Maxamed Xasan Cirro ayaa ahaa Qoraa Barnaamij soo saare ka ahaa ka shaqeyn jiray Idaacadda Qaramada Midoobey ee ka shaqeysa arrimaha Bani\u2019aadanimada oo loo yaqaano ERGO, muddo shan sano ayuu ka shaqeynayay Idaacadda ERGO.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ka soo shaqeeyay Maktabada Aw-Jaamac oo qaban qaabisa todobaadka dhaqanka Kenya oo lagu qaban jiray Tiyaatarka Qaranka.<\/p>\n<p>Tallaabada guddiga doorashada heer Federaal uu Guddoomiye iska dhex doortay ayaa ku soo aaday, iyadoo ay taagan tahay khilaafka ka taagan hannaanka doorashada iyo diidmada lagala horyimid Guddiga oo ay dalbadeen Musharaxiinta mucaaradka in la kala diro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada heer Federaal oo ay Xukuumadda magacawday ayaa maanta iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxigeen, kaddib todobaadyo xubnaha Guddiga ku xareysnaayeen Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha. Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxamed Xasan Maxamed oo loo yaqaano Cirro ayaa ku guuleystay 17 cod. Maxamed Xasan Cirro ayaa ahaa Qoraa Barnaamij soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada heer Federaal oo ay Xukuumadda magacawday ayaa maanta iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxigeen, kaddib todobaadyo xubnaha Guddiga ku xareysnaayeen Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha. Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxamed Xasan Maxamed oo loo yaqaano Cirro ayaa ku guuleystay 17 cod. Maxamed Xasan Cirro ayaa ahaa Qoraa Barnaamij soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-05T19:06:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/\",\"name\":\"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-05T19:06:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada? - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada heer Federaal oo ay Xukuumadda magacawday ayaa maanta iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxigeen, kaddib todobaadyo xubnaha Guddiga ku xareysnaayeen Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha. Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxamed Xasan Maxamed oo loo yaqaano Cirro ayaa ku guuleystay 17 cod. Maxamed Xasan Cirro ayaa ahaa Qoraa Barnaamij soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-05T19:06:14+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/","name":"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-12-05T19:06:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gud4-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153894"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153896,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153894\/revisions\/153896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153895"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}