{"id":153922,"date":"2020-12-06T15:41:05","date_gmt":"2020-12-06T12:41:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153922"},"modified":"2020-12-06T15:41:05","modified_gmt":"2020-12-06T12:41:05","slug":"ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153924\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg\" alt=\"\" width=\"555\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg 555w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army-300x201.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Ciidamo ka wada tirsan kuwa Itoobiya eek u sugan Soomaaliya ayaa saaka ku dagaalamay degaanka halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ilo xog-ogaal ah oo xaqiijiyay dagaalka ayaa sheegay in uu salka ku haayo ,kadib markii la isku dayay in hubka laga dhigo Saraakiil iyo Ciidan ka soo jeeda Qowmiyada Tigreega oo ka tirsan cutubyada Ciidan ee dagan deegaankaas, hayeeshee ay ka biyo diideen.<\/p>\n<p>Dadka ku nool degaanka Halgan ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen dhawaqa rasaasta oo ka dhaceeysay Xerada Ciidamada Itoobiya ee degaanka, balse aysan wlei helin khasaaraha ka dhashay dagaalkooda.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Ciidamada dagaalamay ay weli isku hor-fadhiyaan degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, waxaana dadka degaanka ay sheegayaan inay casbi soo wajahday, iyada oo horay dhowr jeer ay halkaasi ugu dagaalameen Ciidamada Itoobiya &amp; Xubno ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalkii Gobolka Tigreega ku dhex-maray Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa saameyn ku yeeshay Soomaaliya, waxaana warar kal hore soo baxayay ay sheegayeen in Magaalada Baydhabo lagu xir xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamada Itoobiya, balse kasoo jeeda Qowmiyada Tigrayga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Ciidamo ka wada tirsan kuwa Itoobiya eek u sugan Soomaaliya ayaa saaka ku dagaalamay degaanka halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Ilo xog-ogaal ah oo xaqiijiyay dagaalka ayaa sheegay in uu salka ku haayo ,kadib markii la isku dayay in hubka laga dhigo Saraakiil iyo Ciidan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Ciidamo ka wada tirsan kuwa Itoobiya eek u sugan Soomaaliya ayaa saaka ku dagaalamay degaanka halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Ilo xog-ogaal ah oo xaqiijiyay dagaalka ayaa sheegay in uu salka ku haayo ,kadib markii la isku dayay in hubka laga dhigo Saraakiil iyo Ciidan ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-06T12:41:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/\",\"name\":\"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-06T12:41:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg\",\"width\":555,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Ciidamo ka wada tirsan kuwa Itoobiya eek u sugan Soomaaliya ayaa saaka ku dagaalamay degaanka halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Ilo xog-ogaal ah oo xaqiijiyay dagaalka ayaa sheegay in uu salka ku haayo ,kadib markii la isku dayay in hubka laga dhigo Saraakiil iyo Ciidan ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-06T12:41:05+00:00","og_image":[{"width":555,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/","name":"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg","datePublished":"2020-12-06T12:41:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ethiopian_army.jpg","width":555,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-itoobiyan-ah-oo-ku-dagaalamay-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo Itoobiyan ah oo ku dagaalamay Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153922"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153925,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153922\/revisions\/153925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153924"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}