{"id":153939,"date":"2020-12-07T22:14:39","date_gmt":"2020-12-07T19:14:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153939"},"modified":"2020-12-07T22:14:39","modified_gmt":"2020-12-07T19:14:39","slug":"daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/","title":{"rendered":"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153941\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"565\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10-300x257.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10-491x420.png 491w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Luul Maxamed Sheekh oo ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa si weyn madaxweyne Farmaajo ku dhaleeceysay sida dowladda uu hoggaamiyo ay u maareyneyso doorashada dalka, iyadoo ugu goodisay in madaxtooyada ay ugu daada doonaan markii uu dhamaado mudo xileedkiisa.<\/p>\n<p>Luul Maxamed waxay sheegtay in madaxweynuhu uusan ka soo bixi karin Villa Somalia, iyadoo arrin laga yaxyaxo ku tilmaantay in afar sano oo kale uu doonayo inuu xukunka sii joogo, isagoo cabsi darteed uga baaqanaya xafladaha lagu casuumo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegtay inay ka mid aheyd dadkii u ololeynaayey markii lasoo dooranayey Madaxweyne Farmaajo, isla markaana ay howsha ololaha ka wadeen magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad maanta na leedahay Nairobi ayaa dalka laga duminayaa, shalay markaa kasoo kaambeyn gareyneysay, ma xaqbey aheyd? Maantana ma baadilbaa? Xilligaas waxaad noo sheegtay afar sano kadib inaad xilka dhigeyso oo Nabadoon aad noqoneyso, dhagahaaga iyo afkaagu ha is maqleen, waa ceeb in ninweyn oo la karaameeyey uu sidaan u dhaqmee\u201d ayey tiri Maama Luul Maxamed.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegtay in Farmaajo aysan ka yeeli doonin inuu dalka khalalaase geliyo, haatana la marayo xilli laba guddi doorasho la iska reed dhisay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne waxaan kuu sheegayaa seddax madaxweyne ayaa laguugu garab dhisaa, wadankaan adigu ma lihin, waa lagula leeyahay, mana kaayeeleyno waxa aad wado, anagoo dumar ah ayaan Villa Somalia kuugu soo geleynaa, cidna kama xoog badnid\u201d ayey yiri.<\/p>\n<p>Iyadoo sii hadleysay Maama Luul Maxamed ayaa waxay tiri, \u201c8-da Febraayo boqolaal haween iyo carruur ah anaago ah ayaan derbiyada kaaga soo dhaceynaa, iyadoo aan dhiig la daadin ayaan kaa soo saareynaa, naga xishoo fadlan\u2026 wadada aad nagu wado waa wado qaxar ah.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Luul Maxamed waxay su\u2019aasha Madaxweynaha \u201cVilla Somalia inta ka soo baxdo goormaa kuugu dambeysay inaad Stadum Muqdisho tagto? Kama soo bixi kartid Villa Somalia, see rabtaa marka afar sano dalkaan inaad ku xukunto.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BWkLRy6sM_E\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Luul Maxamed Sheekh oo ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa si weyn madaxweyne Farmaajo ku dhaleeceysay sida dowladda uu hoggaamiyo ay u maareyneyso doorashada dalka, iyadoo ugu goodisay in madaxtooyada ay ugu daada doonaan markii uu dhamaado mudo xileedkiisa. Luul Maxamed waxay sheegtay in madaxweynuhu uusan ka soo bixi karin Villa Somalia, iyadoo arrin laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Luul Maxamed Sheekh oo ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa si weyn madaxweyne Farmaajo ku dhaleeceysay sida dowladda uu hoggaamiyo ay u maareyneyso doorashada dalka, iyadoo ugu goodisay in madaxtooyada ay ugu daada doonaan markii uu dhamaado mudo xileedkiisa. Luul Maxamed waxay sheegtay in madaxweynuhu uusan ka soo bixi karin Villa Somalia, iyadoo arrin laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-07T19:14:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"565\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/\",\"name\":\"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2020-12-07T19:14:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png\",\"width\":660,\"height\":565},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d - Wardoon","og_description":"Luul Maxamed Sheekh oo ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa si weyn madaxweyne Farmaajo ku dhaleeceysay sida dowladda uu hoggaamiyo ay u maareyneyso doorashada dalka, iyadoo ugu goodisay in madaxtooyada ay ugu daada doonaan markii uu dhamaado mudo xileedkiisa. Luul Maxamed waxay sheegtay in madaxweynuhu uusan ka soo bixi karin Villa Somalia, iyadoo arrin laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-07T19:14:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":565,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/","name":"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png","datePublished":"2020-12-07T19:14:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-10.png","width":660,"height":565},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-luul-maxamed-sheekh-farmaajow-3-dax-madaxwayne-aa-laguugu-garabdhisaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Luul Maxamed Sheekh: \u201cFarmaajow 3 dax madaxwayne aa laguugu garabdhisaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153939"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153942,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153939\/revisions\/153942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153941"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}