{"id":153967,"date":"2020-12-08T12:33:45","date_gmt":"2020-12-08T09:33:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153967"},"modified":"2020-12-08T12:33:45","modified_gmt":"2020-12-08T09:33:45","slug":"puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/","title":{"rendered":"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153968\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/>Muddooyinkii ugu dambeeyey deegaamada Puntland gaar ahaan Garoowe waxaa ku sugnaa xildhibaano katirsan barlamaanka Galmudug oo ku howlanaa siidaayo Rag u xiran Burcad badeednimo oo ay Gacanta ku heyso Puntland.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Galmudug ayaa la kulmay madaxweyne Deni &amp; Xildhibaannada Puntland, oo ay kala hadleen kana dalbadeen in raggaas ay siidaayaan oo kusoo wareejiyaan., basle la sheegay in Puntland shuruud ku xirtay siideynta raggaas.<\/p>\n<p>Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxda Puntland ay sheegeen in maxaabiistaas oo u xiran falal la xiriira Burcad badeednimo laga soo wareejiyo xabsi ku yaalla jasiirada Seychelles, kadib Heshiis dhexmaray Puntland iyo Jasiirada Seychelles.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku dareen in sidoo kale xildhibaannada Galmudug ay dalbadeen in maxaabistaas loogu wareejiyo dowladda Soomaaliya si ay ugala xaajoodaan, hayeeshee Madaxda Puntland ay sheegeen in ay aqbalayaan codsigaas hadii dowladda Soomaaliya ay ka dalbato in maxaabiista Burcad-badeeda ee Garoowe ku xiran loo wareejiyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Maxaabiista kasoo jeeda degaannada Galmudug ee loo heysto Burcad badednimo ayaa waxaa ay gaarayaan 17 Rag ah, waxaana ay muddo dheer ku xiran yihiin Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe, iyada oo Galmudug ay ku dadaaleyso in Maxaabiistaas la siidaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muddooyinkii ugu dambeeyey deegaamada Puntland gaar ahaan Garoowe waxaa ku sugnaa xildhibaano katirsan barlamaanka Galmudug oo ku howlanaa siidaayo Rag u xiran Burcad badeednimo oo ay Gacanta ku heyso Puntland. Xildhibaanada Galmudug ayaa la kulmay madaxweyne Deni &amp; Xildhibaannada Puntland, oo ay kala hadleen kana dalbadeen in raggaas ay siidaayaan oo kusoo wareejiyaan., basle la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muddooyinkii ugu dambeeyey deegaamada Puntland gaar ahaan Garoowe waxaa ku sugnaa xildhibaano katirsan barlamaanka Galmudug oo ku howlanaa siidaayo Rag u xiran Burcad badeednimo oo ay Gacanta ku heyso Puntland. Xildhibaanada Galmudug ayaa la kulmay madaxweyne Deni &amp; Xildhibaannada Puntland, oo ay kala hadleen kana dalbadeen in raggaas ay siidaayaan oo kusoo wareejiyaan., basle la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-08T09:33:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/\",\"name\":\"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-08T09:33:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah - Wardoon","og_description":"Muddooyinkii ugu dambeeyey deegaamada Puntland gaar ahaan Garoowe waxaa ku sugnaa xildhibaano katirsan barlamaanka Galmudug oo ku howlanaa siidaayo Rag u xiran Burcad badeednimo oo ay Gacanta ku heyso Puntland. Xildhibaanada Galmudug ayaa la kulmay madaxweyne Deni &amp; Xildhibaannada Puntland, oo ay kala hadleen kana dalbadeen in raggaas ay siidaayaan oo kusoo wareejiyaan., basle la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-08T09:33:45+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/","name":"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-12-08T09:33:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxaabiista-696x464-1.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-sidaynta-maxaabiis-reer-galmudug-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo shuruud ku xirtay sidaynta maxaabiis reer Galmudug ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153967"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153969,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153967\/revisions\/153969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153968"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}