{"id":153981,"date":"2020-12-08T18:33:49","date_gmt":"2020-12-08T15:33:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153981"},"modified":"2020-12-08T18:34:38","modified_gmt":"2020-12-08T15:34:38","slug":"ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153983\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1-300x183.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1-688x420.jpg 688w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Ciidanka ammaanka maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeysan oo Maleeshiyaad ah oo saakay Nin Caan ka ahaa gudaha Caasimadda Galmudug ku dilay duleedka Magaaladaas.<\/p>\n<p>Ciidanka amniga oo saacadihii lasoo dhaafay waday howlgal qorsheysan oo lagu doonayay in raggaas lagu soo qabto ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay raggii hubeysnaa ee dilay Ninka oo sida la sheegay ahaa qof Caanka ah Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi Cabdullaahi Caabi Cali Afrax, isla markaana waxaa uu kamid ahaa ragga dhulka ka Ganacsada ee loo yaqaano dadaalka, kaasi oo duhurnimadii la aasay.<\/p>\n<p>Ragga lasoo qabtay ayaa waxaa lagu xiray mid kamid ah Saldhiyada ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, waxaana la sheegay in la horgeyn doono Maxkamadda, haatana ay ku socdaan baaritaano kala duwan.<\/p>\n<p>Israsaaseyn muddo kooban socotay ayaa saakay rag hubeysan oo maleeshiyaad ku dhexmartay duleedka Dhuusamareeb, kaasi oo uu ku dhintay Marxuum Cabdullaahi Caabi, waxaana israsaaseynta ay ka dhalatay muran la xiriira arrimo dhul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka ammaanka maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeysan oo Maleeshiyaad ah oo saakay Nin Caan ka ahaa gudaha Caasimadda Galmudug ku dilay duleedka Magaaladaas. Ciidanka amniga oo saacadihii lasoo dhaafay waday howlgal qorsheysan oo lagu doonayay in raggaas lagu soo qabto ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay raggii hubeysnaa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka ammaanka maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeysan oo Maleeshiyaad ah oo saakay Nin Caan ka ahaa gudaha Caasimadda Galmudug ku dilay duleedka Magaaladaas. Ciidanka amniga oo saacadihii lasoo dhaafay waday howlgal qorsheysan oo lagu doonayay in raggaas lagu soo qabto ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay raggii hubeysnaa ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-08T15:33:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-08T15:34:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/\",\"name\":\"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-08T15:33:49+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-08T15:34:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay - Wardoon","og_description":"Ciidanka ammaanka maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeysan oo Maleeshiyaad ah oo saakay Nin Caan ka ahaa gudaha Caasimadda Galmudug ku dilay duleedka Magaaladaas. Ciidanka amniga oo saacadihii lasoo dhaafay waday howlgal qorsheysan oo lagu doonayay in raggaas lagu soo qabto ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay raggii hubeysnaa ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-08T15:33:49+00:00","article_modified_time":"2020-12-08T15:34:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":425,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/","name":"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg","datePublished":"2020-12-08T15:33:49+00:00","dateModified":"2020-12-08T15:34:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/g-1.jpg","width":696,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-maanta-dil-geystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Maanta Dil Geystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153984,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153981\/revisions\/153984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153983"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}