{"id":154000,"date":"2020-12-09T20:56:16","date_gmt":"2020-12-09T17:56:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154000"},"modified":"2020-12-09T20:56:16","modified_gmt":"2020-12-09T17:56:16","slug":"df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/","title":{"rendered":"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154001\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/>Wasiirka qorsheynta dowladda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi bixiyay, ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay mamnuucday in shirar lagu qabto caasimada Kenya ee Nairobi, xili ay kasii dareyso xiisada labada dal.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in shirarka ay dowladda Soomaaliya ka mamnuucday in lagu qabto Nairobi ay yihiin kuwa quseeya arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha gar-gaarka Soomaaliya, oo hore loogu qaban jiray dalkaas.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu xusay in Xukuumadda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixisay in hay\u2019adaha gar-gaarka iyo gurmadka kala duwan siiya Soomaaliya ay kasoo guuraan Nairobi, oo markii hore u aheyd xarun ay ka hagaan arrimaha Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wasiir Jamaal ayaa hoosta ka xariiqay in dhaqaalihii badnaa ee ku bixi jiray shirarka Nairobi uu dib ugu soo noqday dalka, taasi oo uu sheegay inay shaqo abuur ka heleen muwaadiniin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ad by Valueimpression<br \/>\nSidoo kale waxa uu guul la taaban karo ku tilmaamay in hadda ay gacanta ku hayaan dhamaan hay\u2019adda ka howl-gala Soomaaliya, maadama ay xarumahoodii Nairobi usoo rareen Muqdisho, midaasi oo dhaqan gashay saddexdii sano ee u dambeeysay, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019addaha caawiya Soomaaliya waxay xarutooda aheyd Nairobi, waxaana dhaqaalo badan ka heli jirtay dowladda Kenya, hadey noqoto Siminaarada iyo shirarka ka dhacaya Nairobi oo ay ku bixi jireen malaayiin dollar,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cXukuumadda Soomaaliya waxay ku guuleystay inay hay\u2019addahaas iyo dhaqaalahoodaba usoo wareejiso gudaha Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxa uu sheegay Wasiirka qorsheyntu in sanad kasta ay wasaaraddiisu soo saarto buug uu ku qoran yahay gar-gaarka wadanka soo gala, kaasi oo cadeynaya gar-gaarka ay hay\u2019adaha samafalka iyo Bangiyada ay siiyeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa hore u amartay Hay\u2019addaha ka caawiya arrimaha gar-gaarka ee xarumaha ku leh Nairobi ay usoo guuraan dalka, midaasi oo si rasmi ah u dhaqan-gashay sida uu sheegay wasiirka qorsheynta qaranka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa sidoo kale qeyb ka noqoneysa xiisada ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Kenya, oo maalmihii u dambeeyay gaartay meel sarre, kadib markii ay dowladda iclaamisay dagaal ka dhan ah xukuumadda Nairobi, oo ay ku eedeysay inay fara-gelin ku hayso arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka qorsheynta dowladda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi bixiyay, ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay mamnuucday in shirar lagu qabto caasimada Kenya ee Nairobi, xili ay kasii dareyso xiisada labada dal. Wasiirka ayaa sheegay in shirarka ay dowladda Soomaaliya ka mamnuucday in lagu qabto Nairobi ay yihiin kuwa quseeya arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154001,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka qorsheynta dowladda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi bixiyay, ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay mamnuucday in shirar lagu qabto caasimada Kenya ee Nairobi, xili ay kasii dareyso xiisada labada dal. Wasiirka ayaa sheegay in shirarka ay dowladda Soomaaliya ka mamnuucday in lagu qabto Nairobi ay yihiin kuwa quseeya arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-09T17:56:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/\",\"name\":\"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-12-09T17:56:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya - Wardoon","og_description":"Wasiirka qorsheynta dowladda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi bixiyay, ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay mamnuucday in shirar lagu qabto caasimada Kenya ee Nairobi, xili ay kasii dareyso xiisada labada dal. Wasiirka ayaa sheegay in shirarka ay dowladda Soomaaliya ka mamnuucday in lagu qabto Nairobi ay yihiin kuwa quseeya arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-09T17:56:16+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/","name":"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg","datePublished":"2020-12-09T17:56:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Jamaal.jpeg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sii-adkaysay-cunaqabatayna-ay-kuhaysay-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF oo sii adkaysay cunaqabatayna ay kuhaysay Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154000"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154002,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154000\/revisions\/154002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154001"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}