{"id":154003,"date":"2020-12-09T20:58:54","date_gmt":"2020-12-09T17:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154003"},"modified":"2020-12-09T20:58:54","modified_gmt":"2020-12-09T17:58:54","slug":"iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154004\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/>Iska horimaad ayaa caawa degmada Warta nabada ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada amniga DF iyo dabley hubeysan.<\/p>\n<p>Warka ayaa intaas ku Daraya in iska horimaadku uu bilowday markii rag hubeysan oo gaari watay ay isku dayeen iney xoog ku jiiraan bar control oo agagaarka Ex-Carwo Idko u taalla ciidamada amaanka DF.<\/p>\n<p>Rasaas culus ayaa la soo sheegayaa iney isweydaarsadeen labada dhinac, iyadoo sidoo kale la maqlayey qaraxyo loo adeegsaday bambooyin ay adeegsanayeen dableyda weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cida ay ahaayeen dableyda weerarka fulisay, kuwaasoo qaarkood sheegayaan iney ahaayeen koox gelbineysay Qaad si sharci daro ah loo soo geliyey dalka, halka warar kalena ay tilmaamayaa iney ka tirsanayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xaalada ayaa hadda degan inkastoo goobta ay xireen ciidamada amaanka DF,. Welina ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, rag hubeysan ayaa la soo sheegayaa iney isla caawa bambooyin ku tureen xarunta waaxda barwaaqo ee degmada Warta Nabada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska horimaad ayaa caawa degmada Warta nabada ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada amniga DF iyo dabley hubeysan. Warka ayaa intaas ku Daraya in iska horimaadku uu bilowday markii rag hubeysan oo gaari watay ay isku dayeen iney xoog ku jiiraan bar control oo agagaarka Ex-Carwo Idko u taalla ciidamada amaanka DF. Rasaas culus ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iska horimaad ayaa caawa degmada Warta nabada ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada amniga DF iyo dabley hubeysan. Warka ayaa intaas ku Daraya in iska horimaadku uu bilowday markii rag hubeysan oo gaari watay ay isku dayeen iney xoog ku jiiraan bar control oo agagaarka Ex-Carwo Idko u taalla ciidamada amaanka DF. Rasaas culus ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-09T17:58:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-09T17:58:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg\",\"width\":620,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Iska horimaad ayaa caawa degmada Warta nabada ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada amniga DF iyo dabley hubeysan. Warka ayaa intaas ku Daraya in iska horimaadku uu bilowday markii rag hubeysan oo gaari watay ay isku dayeen iney xoog ku jiiraan bar control oo agagaarka Ex-Carwo Idko u taalla ciidamada amaanka DF. Rasaas culus ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-09T17:58:54+00:00","og_image":[{"width":620,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg","datePublished":"2020-12-09T17:58:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/lsa.jpg","width":620,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iska-horimaad-iyo-qaraxyo-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iska horimaad iyo qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154003"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154005,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154003\/revisions\/154005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154004"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}