{"id":154006,"date":"2020-12-09T21:08:43","date_gmt":"2020-12-09T18:08:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154006"},"modified":"2020-12-09T21:08:43","modified_gmt":"2020-12-09T18:08:43","slug":"indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154007\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha ee shirarka uga socda Hotelka Jazeera, kaddib markii ay dhowaan soo baxday in Jeneraal ah loo magacaabay Taliyaha Amniga Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Yuusuf Indha Cadde oo wareysi siiyay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in iyadoo aan la magacaabin uu xitaa diyaar u yahay inay difaacaan Musharaxiinta, si la mid ah sidii ay shalay u difaaceen markuu Farmaajo ahaa Musharax.<\/p>\n<p>\u201cayadoo aan nala magacaabin inaan difaacno dadkaas musharaxiinta ah ayaa diyaar u nahay, sida shalay u difaacnay Farmaajo markuu musharaxa ahaa ayaa u diyaarsanahay inaan u difaacno Musharaxiinta\u201dayuu yiri Jen. Yuusuf Indha Cadde.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Musharaxiinta iyo Madaxweynaha looga baahan yahay inay xaalada dejiyaan, isla markaana aanan cid laga yeeleynin inay wax boobto sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa leeyahay madaxweyne Farmaajo xoog kuma aadan imaan, boob kuma aadan imaan, lacag kuma aadan imaan, dadkii soomaaliyeed ee ku banaan baxayay moraalkooda ilaali, adiga kursiga ku fadhiya, sida wax u socdaan umadda kuma qanacsana ku qanci doonto, cid wax boobi karta ma jirto\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Yuusuf Indha Cadde oo si toos ula hadlayay Madaxweyne Farmaajo \u201cayaa yiri Madaxweyne waxa aad korka u sido dhulka dhig, dadka kula talinaya runta kuuma sheegayaan, sida saxda kuuma sheegayaan, waa dad dano gara ah kaa leh, oo danta ummadda soomaaliyed iyo sharaftaada jiritaankaaga siisanaya wax yar oo dan ay leeyihiin\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee xaalada cakiran ee siyaasadeed ayaa waxaa dad badan cabsi ka qabaan inay gacan ka hadal isku bedesho, marka loo eego sida labada dhinac ay u qaadayaan tallaabooyinka is-daba jooga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha ee shirarka uga socda Hotelka Jazeera, kaddib markii ay dhowaan soo baxday in Jeneraal ah loo magacaabay Taliyaha Amniga Musharaxiinta. Yuusuf Indha Cadde oo wareysi siiyay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in iyadoo aan la magacaabin uu xitaa diyaar u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha ee shirarka uga socda Hotelka Jazeera, kaddib markii ay dhowaan soo baxday in Jeneraal ah loo magacaabay Taliyaha Amniga Musharaxiinta. Yuusuf Indha Cadde oo wareysi siiyay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in iyadoo aan la magacaabin uu xitaa diyaar u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-09T18:08:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/\",\"name\":\"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-09T18:08:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d - Wardoon","og_description":"Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha ee shirarka uga socda Hotelka Jazeera, kaddib markii ay dhowaan soo baxday in Jeneraal ah loo magacaabay Taliyaha Amniga Musharaxiinta. Yuusuf Indha Cadde oo wareysi siiyay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in iyadoo aan la magacaabin uu xitaa diyaar u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-09T18:08:43+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/","name":"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-12-09T18:08:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Indha-Cadde.-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-oo-sheegay-inuu-diyaar-uyahay-inuu-difaaco-musharaxiinta-madaxweynaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Indha Cadde \u201coo sheegay inuu diyaar uyahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154006"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154008,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154006\/revisions\/154008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154007"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}