{"id":154026,"date":"2020-12-10T12:11:23","date_gmt":"2020-12-10T09:11:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154026"},"modified":"2020-12-10T12:11:23","modified_gmt":"2020-12-10T09:11:23","slug":"saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/","title":{"rendered":"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154010\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"608\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11-300x276.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11-456x420.jpg 456w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Labo sarkaal oo ka badbaaday weerarkii shalay lagu dilay saraakiil katirsanaa ciiddamada xoogga, ayaa lagu guulaystay in lasoo badbaadiyo iyagoo nool kadib markii ciidamadii katirsanaayeen ay illaa xalay ka baadi goobayeen goobtii uu weerarku ka dhacay.<\/p>\n<p>Saraakiisha la helay ayaa lagu kala magacaabaa labo xiddigle Qalbi Indha taag iyo gaashaanle Warsame Xassan, waxayna ka tirsanaayeen Qaybta 21-aad ee ciiddanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Falka lagu laayay saraakiisha ayaa ugub ku ah deegaanada Galmudug oo inta badan ay ka dhacaan dilal ku salaysan aanooyin qabiil, kuwaas oo maaro loo layahay.<\/p>\n<p>Saraakiisha la laayay oo kasoo jeeda Balanbale, ayaa kamid ahaa ciiddamo iyo saraakiil uu tababar ugusoo xirmay degmada Dhuusomareeb, waxaana weerarka lala beegsaday xilli ay kusii jeedeen degaanadooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo sarkaal oo ka badbaaday weerarkii shalay lagu dilay saraakiil katirsanaa ciiddamada xoogga, ayaa lagu guulaystay in lasoo badbaadiyo iyagoo nool kadib markii ciidamadii katirsanaayeen ay illaa xalay ka baadi goobayeen goobtii uu weerarku ka dhacay. Saraakiisha la helay ayaa lagu kala magacaabaa labo xiddigle Qalbi Indha taag iyo gaashaanle Warsame Xassan, waxayna ka tirsanaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Labo sarkaal oo ka badbaaday weerarkii shalay lagu dilay saraakiil katirsanaa ciiddamada xoogga, ayaa lagu guulaystay in lasoo badbaadiyo iyagoo nool kadib markii ciidamadii katirsanaayeen ay illaa xalay ka baadi goobayeen goobtii uu weerarku ka dhacay. Saraakiisha la helay ayaa lagu kala magacaabaa labo xiddigle Qalbi Indha taag iyo gaashaanle Warsame Xassan, waxayna ka tirsanaayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-10T09:11:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/\",\"name\":\"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-10T09:11:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool - Wardoon","og_description":"Labo sarkaal oo ka badbaaday weerarkii shalay lagu dilay saraakiil katirsanaa ciiddamada xoogga, ayaa lagu guulaystay in lasoo badbaadiyo iyagoo nool kadib markii ciidamadii katirsanaayeen ay illaa xalay ka baadi goobayeen goobtii uu weerarku ka dhacay. Saraakiisha la helay ayaa lagu kala magacaabaa labo xiddigle Qalbi Indha taag iyo gaashaanle Warsame Xassan, waxayna ka tirsanaayeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-10T09:11:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/","name":"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg","datePublished":"2020-12-10T09:11:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201210637431602419467464.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-la-afduubtay-oo-la-helay-iyagoo-nool\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiishii la afduubtay oo la helay iyagoo nool"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154026"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154028,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154026\/revisions\/154028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154027"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}