{"id":154033,"date":"2020-12-10T12:17:57","date_gmt":"2020-12-10T09:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154033"},"modified":"2020-12-10T12:17:57","modified_gmt":"2020-12-10T09:17:57","slug":"qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154010\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"608\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11-300x276.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11-456x420.jpg 456w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku guulaystay In ay gacanta ku soo dhigaan mid ka mid maleeshiyaadkii falka dilka geystay oo hubaysan.<br \/>\nMaamulka degmada Guriceel iyo ciidamada amniga ayaa sidoo kale ku guulaystay In ay helaan mid ka mid ah saaraakiishii la weeraray oo la waysanaa oo badqaba, ayadoo sidaas ay ku noqonayaan saraakiisha weerarkaas ka badbaaday 3 sarkaal.<br \/>\nWasaaradda Amniga Galmudug ayaa guddi baaritaan u saartay dhacdadii shalay galab ka dhacday meel u dhexeysa Guriceel iyo Balanballe kuwaasoo baaritaan qotodheer ku samaynaya falkii weerarka saraakiisha.<br \/>\nCiidamada amniga ayaa tan iyo shalay marka ay dhacdadii foosha xumeyd ay dhacday weli ku raadjooga kooxihii weerarkii shalay ka danbeeyey, si loo horkeeno cadaaladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku guulaystay In ay gacanta ku soo dhigaan mid ka mid maleeshiyaadkii falka dilka geystay oo hubaysan. Maamulka degmada Guriceel iyo ciidamada amniga ayaa sidoo kale ku guulaystay In ay helaan mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku guulaystay In ay gacanta ku soo dhigaan mid ka mid maleeshiyaadkii falka dilka geystay oo hubaysan. Maamulka degmada Guriceel iyo ciidamada amniga ayaa sidoo kale ku guulaystay In ay helaan mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-10T09:17:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-10T09:17:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg\",\"width\":660,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku guulaystay In ay gacanta ku soo dhigaan mid ka mid maleeshiyaadkii falka dilka geystay oo hubaysan. Maamulka degmada Guriceel iyo ciidamada amniga ayaa sidoo kale ku guulaystay In ay helaan mid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-10T09:17:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/","name":"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg","datePublished":"2020-12-10T09:17:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-11.jpg","width":660,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dableydii-leysay-saraakiisha-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154033"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154034,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154033\/revisions\/154034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154010"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}